{"id":34026,"date":"2017-02-08T00:45:23","date_gmt":"2017-02-07T21:45:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34026"},"modified":"2017-02-08T00:46:37","modified_gmt":"2017-02-07T21:46:37","slug":"ciidamada-amisom-iyo-kuwa-dawladda-f-s-iyo-xarakada-al-shabaab-oo-dagaal-culusi-ku-hexmarey-shdhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/ciidamada-amisom-iyo-kuwa-dawladda-f-s-iyo-xarakada-al-shabaab-oo-dagaal-culusi-ku-hexmarey-shdhexe\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amisom iyo kuwa dawladda F S iyo Xarakada Al-shabaab oo dagaal culusi ku hexmarey SH\/dhexe."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu waramayaa in ay wadada u galleen ciidamo tirsan kuwa dalka Burundi ee ka midka ah hawlgalka AMISOM ee gobolka Shabeellaha Dhexe..<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaal socday muddo ka badan saacad ayaa labada dhinac ku dhexmaray inta u dhaxaysa tuulooyinka Biyo Cadde iyo Mir Tuugo oo hoos yimaada degmada Mahadaay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka ku sugan degmada Mahadaay ayaa BBC-da u sheegay in ay maqlayeen hubka culus ee ay labada dhinac isku ridayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidan gurmad ah oo ka tirsan kuwa dawladda ayaa ka baxay magaalada Jowhar kuwaas oo ku sii socda aagaga ay dagaaladu ka dhaceen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya tuulada Mir Tuugo ayaa sheegaya in hadda dagaalku istaagay, ciidammadii Al-Shabaabna ay dib uga gurteen aaga dagaalku ka dhacay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka ciidammada Burundi iyo Al-Shabaab ku dhexmaray inta u dhaxasa tuulooyinka Biyo Cadde iyo Mir Tuugo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, tuulooyinka lagu dagaalamay ayaa qiyaastii 47 km u jira xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ee jowhar.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu waramayaa in ay wadada u galleen ciidamo tirsan kuwa dalka Burundi ee ka midka ah hawlgalka AMISOM ee gobolka Shabeellaha Dhexe.. Dagaal socday muddo ka badan saacad ayaa labada dhinac ku dhexmaray inta u dhaxaysa tuulooyinka Biyo Cadde iyo Mir Tuugo oo hoos yimaada degmada Mahadaay. Dadka ku sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34028,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34026","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34027,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34026\/revisions\/34027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34028"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}