{"id":34023,"date":"2017-02-08T00:35:50","date_gmt":"2017-02-07T21:35:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34023"},"modified":"2017-02-08T00:37:05","modified_gmt":"2017-02-07T21:37:05","slug":"mareykanka-oo-waaxdiisa-caddaaladu-taageertey-goaankii-mweyne-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/mareykanka-oo-waaxdiisa-caddaaladu-taageertey-goaankii-mweyne-trump\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo waaxdiisa Caddaaladu Taageertey Go&#8217;aankii M\/weyne Trump."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Waaxda cadaaladda ee dalka Maraykanka ayaa difaacday xayiraadihii dhanka socdaalka ee madaxwayne Donald Trump, waxayna ku baaqday in maxkamadda racfaanku ay ayiddo go&#8217;aankaas iyadoo fiirinaysa danta amaanka qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraal 15 bog ka kooban ayay ku faahfaahisay in &#8220;in go&#8217;aanka madaxweynuhu uu sharciga waafaqsan yahay&#8221; isla markaasna uusan ka dhignayn in Muslimiinta la mamnuucay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Amarka madaxweynaha ayaa mamnuucayay in ay Maraykanka galaan dhammaan qaxootiga iyo dadka ka soo booqanaya todobo dal oo Muslimiin ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Racfaankan ayaa loo qoondeeyay in la dhagaysto Arbacada si loo diido ama loo soo celiyo oo uu u dhaqangalo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Racfaankan ayaa la geeyay maxkamad racfaan oo fadhigeedu yahay San Francisco iyadoo ay jawaab u tahay amarkii Trump ee uu joojiyay Jimcihii xaakim ku sugan gobolka Washington.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaakimkaas ayaana ku baaqay in mamnuucitaanka madaxweynuhu uusan dastuurka waafaqsanayn uuna waxyeelo u keensanayo danaha Maraykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintaas ayaana sababtay in ay awoodaan in ay markale dalka Maraykanka u safraan dadka haysta dal ku galka saxda ah ee ka soo kala jeeda Soomaaliya, Ciraaq, Liibiya, Suudaan, Yemen, Suuriya, Iiraan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waaxda cadaaladda ee dalka Maraykanka ayaa difaacday xayiraadihii dhanka socdaalka ee madaxwayne Donald Trump, waxayna ku baaqday in maxkamadda racfaanku ay ayiddo go&#8217;aankaas iyadoo fiirinaysa danta amaanka qaranka. Qoraal 15 bog ka kooban ayay ku faahfaahisay in &#8220;in go&#8217;aanka madaxweynuhu uu sharciga waafaqsan yahay&#8221; isla markaasna uusan ka dhignayn in Muslimiinta la mamnuucay. Amarka madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34025,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34023","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34023"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34024,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34023\/revisions\/34024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}