{"id":34015,"date":"2017-02-08T00:28:59","date_gmt":"2017-02-07T21:28:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34015"},"modified":"2017-02-08T00:30:17","modified_gmt":"2017-02-07T21:30:17","slug":"craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan Faroole oo ka hakadey Tartanka M\/weyne kana digey Faragelin shisheeye."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Puntland C\/rixmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa maanta magaalada Muqdisho ka sheegay in uu ka tanaasulay u tartamid-da doorashada madaxweynaha Somalia oo la filayo in maalinta barri ah ay ka dhacdo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201c Kol hadii ay musharaxiintii bateen, xildhibaanadii-na wareer ku dhacay ,waxaan soo jeedinayaa in arintaa wax laga badalo anigaana ugu horeeya oo ficilkaa wax ka qabanaya ,waxaana maanta go\u2019aansaday in doorashada bari dhacaysa aan si shakhsiyan ah uga haro \u201c ayuu yiri C\/rixmaan Faroole oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ula jeeda in musharaxiinta kale ee isbadal doonka ah ay isa soo yareeyaan si ay u koobnaato dadka la dooranayo \u201c ayuu mar kale yiri Faroole oo ku eedeeyay hogaanka Puntland in ay isu badaleen dad u ololeeya xubno kamid ah musharaxiinta ka qayb-galaysa doorashada xilli Puntland ay ka jirto abaar daran sida uu sheegay.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dowlado shisheeye ay fara \u2013galin toos ah \u00a0ku hayaan doorashada Somalia oo uu sheegay in ay tahay \u00a0mid ka hor-imaanaysa madax banaanida dalkan oo ka soo kabanaya colaado sokeeye.<\/p>\n<p>\u201cIn Qaran dhisan oo madax banaan doorashadiisi la maamulo oo waliba siyaasad ahaan loo soo dhex-galo \u00a0iyada oo musharaxiintii lala kala safanayo, taasi waa wax aan horey loo arag \u00a0una taal umad-da Somaaliyeed&#8221; ayuu xusay Faroole<\/p>\n<p>Faroole oo ka mid noqonaya musharaxiin dhowr ah oo horey doorashada isaga haray ayaa xildhibaanada barlamaanka Somalia ugu baaqay in ay fikirkooda badalaan ,isla markaana aysan codkooda ku bixin qabyaalad iyo jimciyado gooni ah.<\/p>\n<p>Ugu danbayn,C\/rixmaan Faroole ayaa ugu baaqay dowladaha shisheeye in ay faraha kala baxaan masiirka umadda Somaaliyeed ,isaga oo u mahad-celiyay dadkii kala duwanaa ee ku soo dhaweeyey magaalada Muqdisho markii uu yimid.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Puntland C\/rixmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa maanta magaalada Muqdisho ka sheegay in uu ka tanaasulay u tartamid-da doorashada madaxweynaha Somalia oo la filayo in maalinta barri ah ay ka dhacdo magaalada Muqdisho. \u201c Kol hadii ay musharaxiintii bateen, xildhibaanadii-na wareer ku dhacay ,waxaan soo jeedinayaa in arintaa wax laga badalo anigaana ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34015","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34015","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34015"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34015\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34021,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34015\/revisions\/34021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34015"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34015"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34015"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}