{"id":34010,"date":"2017-02-07T21:19:33","date_gmt":"2017-02-07T18:19:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34010"},"modified":"2017-02-07T21:22:43","modified_gmt":"2017-02-07T18:22:43","slug":"labo-kursi-ka-dhimanaa-xubnaha-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-muqdisho-ka-dhacaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/labo-kursi-ka-dhimanaa-xubnaha-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-muqdisho-ka-dhacaya\/","title":{"rendered":"Labo kursi  ka dhimanaa xubnaha Aqalka sare ee Gobolada waqooyi oo Muqdisho ka dhacaya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta gaadiidka booliska ka dhici doonta doorashada labo kursi oo ah kuraastii ugu dambeysay ee xubnaha aqalka sare ee ka imaanaya deegaannada maamulka Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga doorashada dadban ee ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee dalka ayaa sheegay in maanta doorashada Labada Kursi oo ah kuwii ugu dambeeyay ay ka dhici doonto Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, xubaha aqalka sare oo hadda ah 52 xubnood ayaa waxaa ku soo biiri doona labo Xubnood oo ka harsaneyd xubnaha ay qoondo ahaan u heleen dadka ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya,waxaana ay noqon doonaan 54 xubnood.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/ohiojaaliyadda-khaatumo-oo-u-dabaaldegey-sanad-guuradii-5aad-ee-aas-aaska-maamulkaas\/becco-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33982\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33982\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/ohiojaaliyadda-khaatumo-oo-u-dabaaldegey-sanad-guuradii-5aad-ee-aas-aaska-maamulkaas\/tabaarak-36\/\" rel=\"attachment wp-att-33984\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33984\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/ohiojaaliyadda-khaatumo-oo-u-dabaaldegey-sanad-guuradii-5aad-ee-aas-aaska-maamulkaas\/hormuud-logo-22\/\" rel=\"attachment wp-att-33981\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/ohiojaaliyadda-khaatumo-oo-u-dabaaldegey-sanad-guuradii-5aad-ee-aas-aaska-maamulkaas\/salaam-bank-44\/\" rel=\"attachment wp-att-33983\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33983\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta gaadiidka booliska ka dhici doonta doorashada labo kursi oo ah kuraastii ugu dambeysay ee xubnaha aqalka sare ee ka imaanaya deegaannada maamulka Somaliland. Guddiga doorashada dadban ee ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee dalka ayaa sheegay in maanta doorashada Labada Kursi oo ah kuwii ugu dambeeyay ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34012,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34010","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34010"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34011,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34010\/revisions\/34011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}