{"id":33964,"date":"2017-02-06T02:42:40","date_gmt":"2017-02-05T23:42:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33964"},"modified":"2017-02-06T02:45:23","modified_gmt":"2017-02-05T23:45:23","slug":"labo-xildhibaan-dib-usoo-laabtey-oo-maanta-la-dhaariyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/labo-xildhibaan-dib-usoo-laabtey-oo-maanta-la-dhaariyey\/","title":{"rendered":"Labo Xildhibaan dib usoo laabtey oo maanta la dhaariyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Xarunta gollaha shacabka, ayaa maanta lagu dhaariyay labo xildhibaan oo ka mid ahaa mudanayashii dib loo soo doortay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Sheekh Shaacir oo lagu soo doortay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay ka mid noqoshada baarlamaanka cusub ee dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa la dhaariyay xildhibaan Max\u2019ed C\/llaahi Xasan Nuux oo si rasmi ah u noqday Xildhibaan, kadib markii shalay lagu doortay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka Baarlamaanka oo ka socda Muqdisho, ayaa xildhibaanada waxa ay dhageysanayaan Khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta xilka Madaxtinimada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, waxaa xarunta gollaha shacabka ka soconaya dhageysigii ugu danbeeyay khudbadaha musharixiinta xilka madaxweynaha.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarunta gollaha shacabka, ayaa maanta lagu dhaariyay labo xildhibaan oo ka mid ahaa mudanayashii dib loo soo doortay. Xildhibaan Sheekh Shaacir oo lagu soo doortay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay ka mid noqoshada baarlamaanka cusub ee dalka. Sidoo kale waxaa la dhaariyay xildhibaan Max\u2019ed C\/llaahi Xasan Nuux [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33967,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33964","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33964"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33965,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33964\/revisions\/33965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33967"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}