{"id":33961,"date":"2017-02-06T01:50:33","date_gmt":"2017-02-05T22:50:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33961"},"modified":"2017-02-06T02:26:38","modified_gmt":"2017-02-05T23:26:38","slug":"gobolka-sanaag-oo-roobab-lixaad-lihi-ka-daeenillaa-intee-gaarsiisanyahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/gobolka-sanaag-oo-roobab-lixaad-lihi-ka-daeenillaa-intee-gaarsiisanyahey\/","title":{"rendered":"Gobolka Sanaag oo Roobab lixaad lihi ka da&#8217;een\/illaa intee gaarsiisanyahey?."},"content":{"rendered":"<p>Roobab lixaad leh ayaa shalay galinkii dambe ka hooray Sanaag ayadoo ay jireen abaaro ba&#8217;an Somaliland iyo Soomaaliyaba qeybo badan oo ka tirsan.<\/p>\n<p>Meelaha roobabku ka da&#8217;een ayaa waxaa kujira Ceerigaabo iyo dhul xeebeedka baahsan ee gobolka Sanaag. Roobabkaa ayaa biyo dhigay dhulal baahsan gaar ahaan meelo abaar ba&#8217;ani ku dhufatay oo xoolo badan ay ku le&#8217;deen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhanka kale, ilaa daraad ayaa roobab mahiigaan ah laga soo sheegayay inay ka da&#8217;ayeen qeybo aad u badan oo ka tirsan gobolkaasi Sanaag.<\/p>\n<p>&#8216;Roobku mar dhow ayuu curtay; roob wanaagsan ayaa xagga bariga nagaga yimid. Anagu Dagaar baanu naalaa. Roob wanaagsan ayaa na helay anaga maashaaAllah. Waan ku nimcownay ayadoo markii hore xaaladu ay xumeyd&#8217;. Sidaa waxaa talefishinka maxaliga ah ee Star TV u sheegay mid ka mid dadka deegaanka ah ee kusugan Dagaar.<\/p>\n<p>&#8216;Anaga oo xaaladu nagu adag tahay oo biyo la&#8217;aan iyo abaar ay isugu kaayo darsantay oo xooluhu baqtiyayaan oo xaaladu diiqad ay nagu tahay ayaa Alle ayaa mahad lehe uu Alle roobka keenay&#8217;. Qof kale oo deegaankaa madharku helay daggan ayaa sidaa yiri.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Roobka ka hooray Ceerigaabo ayaa da&#8217;ayay muddo 30 daqiiqo ah.<\/p>\n<p>Deegaanada kale ee gobolkaasi Sanaag ee roobabku ka da&#8217;een ayaa waxaa kujira Dararweyne, Kulaal, Laasosurad, iyo Karamaan.<\/p>\n<p>Inkastoo aysan aad mahiigaan u ahayn roobab kale ayaa laga soo sheegay deegaanka Laas Qoray iyo deegaanka Ceel Afweyn.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Roobab lixaad leh ayaa shalay galinkii dambe ka hooray Sanaag ayadoo ay jireen abaaro ba&#8217;an Somaliland iyo Soomaaliyaba qeybo badan oo ka tirsan. Meelaha roobabku ka da&#8217;een ayaa waxaa kujira Ceerigaabo iyo dhul xeebeedka baahsan ee gobolka Sanaag. Roobabkaa ayaa biyo dhigay dhulal baahsan gaar ahaan meelo abaar ba&#8217;ani ku dhufatay oo xoolo badan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33963,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33961","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33961","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33961"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33962,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33961\/revisions\/33962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}