{"id":33953,"date":"2017-02-05T22:41:44","date_gmt":"2017-02-05T19:41:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33953"},"modified":"2017-02-05T22:43:53","modified_gmt":"2017-02-05T19:43:53","slug":"qaxooti-toban-sano-sugayey-in-mareykanka-u-safraan-oo-loo-diidey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qaxooti-toban-sano-sugayey-in-mareykanka-u-safraan-oo-loo-diidey\/","title":{"rendered":"Qaxooti Toban sano sugayey in ay Mareykanka u safraan oo loo diidey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qaxooti Soomaali ah oo ku nool Kenya ayaa inay Mareykanka u socdaalaan loo diiday kadib 10 sano markii ay sugayeen safarkaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ilaa 140 qaxooti Soomaaliyeed ah oo dib u dejin awal lagu waday inay asbuucaan ka helaan Mareykanka ayaa waxaa joojiyay amarka madaxweyne Donald Trump.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kadib markii ay duulimaadyada u yimaadeen Nairobi ayaa waxaa dib loogu ceshay xeradii qaxootiga ee ay kunoolaayeen. Sidaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay mid ka mid ah qaxootiga shalay Sebtidii.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, ma caddeyn sababta loo celiyay ayadoo amarkaa lagu joojiyay diidmo maxkamadeed. Maxkamadaas ayaa ku taala Mareykanka kana hortimid amarka Trump.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Amarka Trump ayaa dadka Muslimiinta ah ee 7 dal oo Soomaaliya ku jirto looga mamnuucay inay soo galaan Mareykanka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadkaa ayaa ka hor intii aan xeryaha lagu celin duulimaadka ku sugaayay xerada IOM ee Nairobi.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">IOM wax tafaasiil ah oo dheeraad ah oo dib u dhaca kusaabsan lagama helin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8216;Sidee dareemi lahayd hadii maalin un aad asxaabtaada nabadeey tiraahdo, aad nabaadiino u rajeyso tilaabada xigtase laguu sheego inaad ku laabato meeshii aad wax kasoo bilowday&#8217;. Sidaa waxaa yiri Nadir Xassan oo 28 sano jir ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu Nadir qaxootigaa xerada loo ooday ee gudaha Kenya ku sugaayay dib u dejinta Mareykanka muddo toban sano ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Halka mustaqbalka qaxootiga Soomaalida ah ee Kenya kunool uu ku dambeyn doono ayaan wali iyana caddeyn maadaama dawlada Kenya ay sheegtay inay ka go&#8217;an tahay in ay xidho xeryaha Dhadhaab.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, haweeney afhayeen u ah QM oo lagu magacaabo Yvonne Ndege ayaa shalay Sebtidii sheegtay inay QM goobeyso meelo kale oo qaxootiga Dhadhaab loo raro oo aan Soomaaliya ahayn sida in la dajiyo xerada kale ee lagu magacaabo Kakuma oo iyana isla Kenya gudaheeda ah.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaxooti Soomaali ah oo ku nool Kenya ayaa inay Mareykanka u socdaalaan loo diiday kadib 10 sano markii ay sugayeen safarkaa. Ilaa 140 qaxooti Soomaaliyeed ah oo dib u dejin awal lagu waday inay asbuucaan ka helaan Mareykanka ayaa waxaa joojiyay amarka madaxweyne Donald Trump. Kadib markii ay duulimaadyada u yimaadeen Nairobi ayaa waxaa dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33956,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33953"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33957,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33953\/revisions\/33957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}