{"id":33947,"date":"2017-02-05T22:08:00","date_gmt":"2017-02-05T19:08:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33947"},"modified":"2017-02-05T22:15:32","modified_gmt":"2017-02-05T19:15:32","slug":"dhageysiga-khudbadaha-musharaxiinta-oo-la-filayo-in-maanta-lasoo-gabababeeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/dhageysiga-khudbadaha-musharaxiinta-oo-la-filayo-in-maanta-lasoo-gabababeeyo\/","title":{"rendered":"DHageysiga KHudbadaha Musharaxiinta oo la filayo in maanta lasoo gabababeeyo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Maanta oo Axad ayaa lagu wadaa\u00a0 in la soo gaba gabeeyo dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha, iyadoo illaa 9 Musharax ay maanta jeedin doonaan khudbado ay uga hadlayaan barnaamijkooda siyaasadeed iyo waxqabadkooda haddii la doorto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay oo Sabti aheyd iyo Khamiistii todobaadkii hore ayaa waxaa baarlamaanka hortagay oo khudbadahooda ka hor jeediyay ilaa 14 musharax oo ka mid ah xubnaha u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharaxiinta maanta khudbadaha jeedinaya ayaa waxay kala yihiin:-<\/p>\n<p align=\"justify\">1- Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke<\/p>\n<p align=\"justify\">2- Dr. Maxamuud Maxamed Culusow<\/p>\n<p align=\"justify\">3- Maxamed Axmed Jabarti<\/p>\n<p align=\"justify\">4- Maxamed C\/laahi Maxamed (Farmaajo)<\/p>\n<p align=\"justify\">5- Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)<\/p>\n<p align=\"justify\">6- Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)<\/p>\n<p align=\"justify\">7- Maxamed C\/risaaq<\/p>\n<p align=\"justify\">8- Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil<\/p>\n<p align=\"justify\">9- Axmed Maxamed Cabdi<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharaxa Axmed Max\u2019ed Cabdi ayuu qorshuhu ayaa in khudbadiisa uu jeediyo Khamiistii la soo dhaafay, hasse ahaatee sida ay gudiga doorashada sheegeen ka cudurdaartay, waxaana lagu wadaa in uu ka mid noqdo musharixiinta maanta Khudbadaha jeedinaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo Axad ayaa lagu wadaa\u00a0 in la soo gaba gabeeyo dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha, iyadoo illaa 9 Musharax ay maanta jeedin doonaan khudbado ay uga hadlayaan barnaamijkooda siyaasadeed iyo waxqabadkooda haddii la doorto. Maalintii shalay oo Sabti aheyd iyo Khamiistii todobaadkii hore ayaa waxaa baarlamaanka hortagay oo khudbadahooda ka hor jeediyay ilaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33949,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33947","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33947"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33948,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33947\/revisions\/33948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}