{"id":33944,"date":"2017-02-05T21:50:30","date_gmt":"2017-02-05T18:50:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33944"},"modified":"2017-02-05T21:55:16","modified_gmt":"2017-02-05T18:55:16","slug":"gudiga-doorashada-mweynaha-oo-bedeley-goobtii-loo-asteeyey-in-doorashadu-ka-dhacdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/gudiga-doorashada-mweynaha-oo-bedeley-goobtii-loo-asteeyey-in-doorashadu-ka-dhacdo\/","title":{"rendered":"Gudiga Doorashada M\/weynaha oo bedeley Goobtii  loo asteeyey in doorashadu ka dhacdo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa sheegay in laga wareejiyay goobtii la filayay in doorashada Madaxweynaha ka dhacdo oo aheyd Xarunta Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye, kaddib markii ay cabasho soo gudbiyeen illaa 18 Musharax.<\/p>\n<p align=\"justify\">C\/raxmaan Ducaale Beyle oo ka hadlayay cabashada Musharaxiinta ayaa sheegay in la go\u2019aansaday in doorashada ka dhacdo xarunta afisyooni ee ciidamada cirka, oo u dhaxeysa garoonka diyaaradaha iyo dugsiga tababarka booliska ee Jen. Kaahiye.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr Beyle oo la hadlayay Idaacada VOA ayaa sheegay in 18 ka mid ah Musharaxiinta ay soo gudbiyeen walaac ku aadan in aanay kalsooni ku qabin in doorashada ka dhacdo xarunta Booliska.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c18 Musharax ayaa soo gudbiyay cabasho, iyo walaac ah in aysan kalsooni ku qabin goobta doorashada ka dhaceyso ee horay loo asteeyay, waxaa lagu heshiiyay in doorashada ka dhacdo xarunta Afisyooni\u201dayuu yiri C\/raxmaan Ducaale Beyle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharaxiinta qaar ayaa baqdin ka qaba in ay dhici karto wax isdaba marin iyo musuq maasuq lagu sameeyo doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa sheegay in laga wareejiyay goobtii la filayay in doorashada Madaxweynaha ka dhacdo oo aheyd Xarunta Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye, kaddib markii ay cabasho soo gudbiyeen illaa 18 Musharax. C\/raxmaan Ducaale Beyle oo ka hadlayay cabashada Musharaxiinta ayaa sheegay in la go\u2019aansaday in doorashada ka dhacdo xarunta afisyooni ee ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33946,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33944","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33944","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33944"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33944\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33945,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33944\/revisions\/33945"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33944"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33944"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33944"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}