{"id":33938,"date":"2017-02-04T19:33:07","date_gmt":"2017-02-04T16:33:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33938"},"modified":"2017-02-04T19:35:58","modified_gmt":"2017-02-04T16:35:58","slug":"samatar-craxmaan-faroole-oo-xildhibaanada-uga-digey-faragelinta-shisheeyaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/samatar-craxmaan-faroole-oo-xildhibaanada-uga-digey-faragelinta-shisheeyaha\/","title":{"rendered":"SAMATAR: C\/raxmaan Faroole oo Xildhibaanada uga digey faragelinta shisheeyaha."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynihii hore ee maamul gobolleedka Puntland C\/raxmaan Max\u2019ed Max\u2019uud Faroole islamarkaana ah xubin ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya dhinaca kalana ah musharax u taagan xilka madaxweynaha ayaa sheegay in uu ka digayo sida uu hadalka u dhigay faragalin dowlado shisheeye ay ku hayaan doorashada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">C\/raxmaan Faroole ugu baaqay dowladdaha dariska ah in aysan isku dayin sida uu hadalka u dhigay in ay soo faragalinayaan waqtigan xasaasiga ah doorashada la filayo in ay ka dhacdo dalka Soomaaliya, isaga oo intaa ku darray in ay jiraan astaamo muujinaya in ay faragalin jirto.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019 Dowladdaha ama daris ha ahaadeen ama kuwa kale ee caalamka intaba waan ixtiraameynaa xaduudahooda iyo darisnimadooda, laakiin ma ogolin marnaba ay soo dhaxgalaan arimaheena, gaar ahaan waqtigan xasaasiga ah ee doorashada loo diyaargaroobayo ayuu yiri\u2019\u2019 C\/raxmaan Max\u2019ed Max\u2019uud Faroole.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in xildhibaannada Soomaaliyeed uu uga digayo in ay ka digtoonaadaan sida uu hadalka u dhigay faragalinta dowladdaha saameynta ku leh siyaasada Soomaaliya ku hayaan doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Xildhibaannada Soomaaliyeed ee la soo doortay ee waqtiga taariikhiga ah maraya maanta waxaa uga digeyaa in ay arintaa ka digtoonaadaan, una hogaasamin cid faragalin ku sameysa arimaha masiiriga ah ee umadda Soomaaliyeed\u2019\u2019 ayuu yiri C\/raxmaan Faroole.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, hadalka madaxweynihii hore ee Puntland ayaa imanaya xili dhawaan sidan oo kale ra\u2019iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharm\u2019arke uga eedeeyay qaar ka mid ah dowladdaha dariska ah in ay gacan ku siinayaan doorashada musharax gaar ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee maamul gobolleedka Puntland C\/raxmaan Max\u2019ed Max\u2019uud Faroole islamarkaana ah xubin ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya dhinaca kalana ah musharax u taagan xilka madaxweynaha ayaa sheegay in uu ka digayo sida uu hadalka u dhigay faragalin dowlado shisheeye ay ku hayaan doorashada Soomaaliya. C\/raxmaan Faroole ugu baaqay dowladdaha dariska ah in aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33940,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33938"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33939,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33938\/revisions\/33939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}