{"id":33935,"date":"2017-02-04T18:26:33","date_gmt":"2017-02-04T15:26:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33935"},"modified":"2017-02-04T18:27:57","modified_gmt":"2017-02-04T15:27:57","slug":"maamulka-hir-shabeelle-kursi-lagu-celiyey-oo-markale-la-filayo-in-muqdisho-lagu-doorto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/maamulka-hir-shabeelle-kursi-lagu-celiyey-oo-markale-la-filayo-in-muqdisho-lagu-doorto\/","title":{"rendered":"Maamulka Hir-shabeelle Kursi lagu celiyey oo markale la filayo in Muqdisho lagu doorto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Maanta ayaa lagu waddaa in magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada mid ka mid ah kuraastii horay doorashadooda uga dhacday magaalada Jowhar, kaa oo gudiga xalinta khilaafaadka ku soo dareen shan kursi oo lagu eedeeyay in lagu soo doortay hab musuqmaasuq ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kursigan ayaa ah kursi xildhibaannimo ee beesha Jidle, waxaana doorashadii horay uga dhacday Jowhar ku soo baxay wasiirka dhalinyarrada iyo cayaaraha xukuumada waqtigeedu dhamaaday Max\u2019ed Xassan Nuux.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guusha wasiir Nuux ayaa lagu tilmaamay in ay aheyd mid aan hab sharci ah ku imaan, madaama horay gudiga heer federaal uga joojiyeen in uu doorashada ka qeyb-gallo, laakiin markan waa loo ogol yahay in uu u tartamo doorashada ku celiska ee ka dhaceysa Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda waxaa dib loo soo doorto saddex kursi oo ka mid ah 5tii kursi ee dib loogu celiyay maamul gobolleedyada Puntland, Galmudug, iyo Baydhabo waxaana dhamaantood ku soo baxay xubnihii horay loo diiday natiijadooda doorasho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca Jubbaland marka la eego wali waxaa hakad uu ku jira dib u soo doorashada kursigii horay loogu murmay ee ka midka ahaa kuraasta la maray in doorashadooda lagu celiyo, kadib markii leysku mari waayay wareegii hore doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo taasoo keentay in gudiga doorashada heer dowlad gobolleed hakad galiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, lama oga in doorashada maanta ka dhaceysa magaalada Muqdisho ku soo bixin doono wasiir Nuux iyo in shaqsi kale oo cusub la dooran doono.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta ayaa lagu waddaa in magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada mid ka mid ah kuraastii horay doorashadooda uga dhacday magaalada Jowhar, kaa oo gudiga xalinta khilaafaadka ku soo dareen shan kursi oo lagu eedeeyay in lagu soo doortay hab musuqmaasuq ah. Kursigan ayaa ah kursi xildhibaannimo ee beesha Jidle, waxaana doorashadii horay uga dhacday Jowhar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33937,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33935","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33935"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33936,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33935\/revisions\/33936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33937"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}