{"id":33927,"date":"2017-02-04T02:30:47","date_gmt":"2017-02-03T23:30:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33927"},"modified":"2017-02-04T02:32:03","modified_gmt":"2017-02-03T23:32:03","slug":"todobada-dal-ee-xayiraada-mareykanku-saarey-oo-shirkadda-viber-billaash-uga-dhigtey-telefonada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/todobada-dal-ee-xayiraada-mareykanku-saarey-oo-shirkadda-viber-billaash-uga-dhigtey-telefonada\/","title":{"rendered":"Todobada dal ee xayiraada Mareykanku saarey oo shirkadda VIBER Billaash uga dhigtey Telefonada."},"content":{"rendered":"<p>Adeeg-ga Shirkad-da Viberka ayaa bilaash looga dhigay dadka uu saameeyay go\u2019aankii dhawaan ka soo baxay madaxweynaha Maraykanka ,kaasi oo muwaadiniinta todobo wadan oo Muslim ah looga mamnuucay in ay gudaha u soo galaan Maraykanka.<\/p>\n<p>Shirkad-da ayaa sheegtay in aysan wax lacag ah ku dalaci doonin wicitaanka dadka adeegsanaya adeeg-gan marka ay soo wacayaan eheladooda ku sugan Maraykanka ,waxaana ay noqonaysaa shirkad-dii ugu horeysay oo talaabadan ku dhaqaaqda.<\/p>\n<p>Macaamiisha adeegsada viberka ayaa markii hore awood u lahaa in ay iska dhex-wacaan adeeg-gan oo kaliya , balse waxaa hadda ogolaansho loo siiyay in ay toos u waci karaan lambarada guryaha iyo taleefanada gacanta ee Maraykanka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan isku xirnaa dadka, annaga oon dan ka galayn cid-da ay yihiin iyo halka ay ka soo jeedaan \u00a0\u201c ayaa lagu yiri war-kooban oo shirkad-du ay ka soo saartay go\u2019aanka Madaxweyne Trump ,isla markaana taageero loogu muujinayay wadamada xanibaad-da la saaray.<\/p>\n<p>\u201cIyada oo la tixraacayo dhacdooyinkii wadankan ka jiray , waxaa hadda si bilaash ah isku waci kara Maraykanka ,Syria ,Iraq ,Iran ,Libya ,Somalia ,Sudan iyo waliba Yemen , sidaa darteed qof kasta waxa uu wici kara cid-da uu jecel-yahay \u201c ayaa mar kale lagu yiri \u2013warka ka soo baxay Viber-ka.<\/p>\n<p>Ugu danbayn ,Go\u2019aankan uu soo rogay Donald Trump ayaa kamid ahaa balan-qaadyo dhowar ah oo u sameeyay markii uu musharaxa ahaa ,waxaana arintan siyaabo kale duwan u canbaareeyay qaar kamid siyaasiyiinta caalamka oo ay ku jiraan kuwa Maraykanka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Adeeg-ga Shirkad-da Viberka ayaa bilaash looga dhigay dadka uu saameeyay go\u2019aankii dhawaan ka soo baxay madaxweynaha Maraykanka ,kaasi oo muwaadiniinta todobo wadan oo Muslim ah looga mamnuucay in ay gudaha u soo galaan Maraykanka. Shirkad-da ayaa sheegtay in aysan wax lacag ah ku dalaci doonin wicitaanka dadka adeegsanaya adeeg-gan marka ay soo wacayaan eheladooda ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33929,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33927","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33927","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33927"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33927\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33928,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33927\/revisions\/33928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33929"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}