{"id":33918,"date":"2017-02-04T01:58:33","date_gmt":"2017-02-03T22:58:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33918"},"modified":"2017-02-04T02:01:20","modified_gmt":"2017-02-03T23:01:20","slug":"goaankii-maxkamadda-i-c-j-banaanbax-lagu-taageerayo-oo-muqdisho-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/goaankii-maxkamadda-i-c-j-banaanbax-lagu-taageerayo-oo-muqdisho-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aankii Maxkamadda I.C.J banaanbax lagu taageerayo oo Muqdisho ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dibadax lagu taaageeray guushii hor dhaca aheyd ee Soomaaliya ay ka gaartay dacwada badda ee u dhaxeysa labada dal Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ka dhacay magaalada caasimada ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Didbadaxan ayaa marka laga soo tago dadweynihii ka qeybgallay sidoo kale waxaa goob joog ahaa mas\u2019uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir iyo inta badan guddoomiyayaasha degmooyinka gobolka<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadkii ka qeybgallay isku soo baxa ayaa muujiyay dareenkooda la xiriira sida ay u soo dhaweynayaan go\u2019aankii ay maalintii shalay qaadatay maxkamada ICJ oo aqbashay soo jeedintii Soomaaliya ee aheyd in maxkamadu awood u leedahay in ay gasho ama qaado dacwada badda ee labada dal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale dadkii ka qeyb-gallay dibadbaxa ayaa sheegay in rajo wanaagsan ka qabaan qeybaha danbe ee dacwada ee la xiriirta go\u2019aan ka gaarista muranka la xiriira soohdinta badda mar haddii ay maxkamadu aqbasha in ay galli karto ama qaadi karto dacwada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Kenya ayaa markii hore ku dooday in maxkamada awood u laheyn in ay gasho dacwadan, taa badalkeedana loo baahan yahay in loo daayo labada dal oo dhameysan kara sida ay hadalka u dhigtay Kenya muranka arintan la xiriira, hasse ahaatee waxaa taa ku gacan seyrtay dowladda Soomaaliya oo ugu danbeyntii maxkamada ICJ aqbashay soo jeedinteedii.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dibadax lagu taaageeray guushii hor dhaca aheyd ee Soomaaliya ay ka gaartay dacwada badda ee u dhaxeysa labada dal Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ka dhacay magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Didbadaxan ayaa marka laga soo tago dadweynihii ka qeybgallay sidoo kale waxaa goob joog ahaa mas\u2019uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir iyo inta badan guddoomiyayaasha degmooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33920,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33918","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33918"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33919,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33918\/revisions\/33919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33920"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}