{"id":33915,"date":"2017-02-04T01:41:28","date_gmt":"2017-02-03T22:41:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33915"},"modified":"2017-02-04T01:46:22","modified_gmt":"2017-02-03T22:46:22","slug":"dagaalyahanada-al-shabaab-oo-weerarey-saldhig-ciidamada-d-f-s-ay-ku-lahaayeen-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/dagaalyahanada-al-shabaab-oo-weerarey-saldhig-ciidamada-d-f-s-ay-ku-lahaayeen-shhoose\/","title":{"rendered":"Dagaalyahanada AL-shabaab oo weerarey saldhig Ciidamada D F S ay ku lahaayeen SH\/hoose."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Sh\/hoose ayaa sheegaya in dagaal\u00a0 u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu xalay ka dhacay deegaanka Muuri.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka ayaa dhacay kaddib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen fariisin ciidanka dowladda ku lahaayeen deegaankaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dad ku sugan degmada Afgooye ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka uu ahaa mid culus oo leysku adeegsaday hub kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Muuri ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay isaga baxeen deegaanka, xaaladuna ay tahay mid iminka degan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, Al-Shabaab ayaa kordhiyay weerarada ay ku qaadayeen xeryaha ciidamada, todobaad ka hor ayay aheyd markii ay weerareen deegaanka Kulbiyow oo ay saldhig ku lahaayeen ciidanka Kenya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Sh\/hoose ayaa sheegaya in dagaal\u00a0 u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu xalay ka dhacay deegaanka Muuri. Dagaalka ayaa dhacay kaddib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen fariisin ciidanka dowladda ku lahaayeen deegaankaas. Dad ku sugan degmada Afgooye ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka uu ahaa mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33917,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33915","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33915","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33915"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33915\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33916,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33915\/revisions\/33916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33917"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}