{"id":33909,"date":"2017-02-03T23:20:59","date_gmt":"2017-02-03T20:20:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33909"},"modified":"2017-02-03T23:23:19","modified_gmt":"2017-02-03T20:23:19","slug":"soomaaliya-oo-soo-dhaweysey-goaankiikii-i-c-j-ee-muranka-badda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/soomaaliya-oo-soo-dhaweysey-goaankiikii-i-c-j-ee-muranka-badda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo soo dhaweysey Go&#8217;aankiikii I C J ee muranka badda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay go\u2019aanka ka soo baxay maxkamada caalamiga ah ee ICJ.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay guul u tahay go\u2019aanka ay gaartay maxkamada ICJ isla markaana ay rajeynayaan in inta dhiman guul ay ku soo dhamaato.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeer Ilaaliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay ka guuleysan doonaan dowladda Kenya, waxaa uuna ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay isdajiyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sidoo kale sharaxaad dheeri ah ka bixiyay qaabkii shalay ay u dhacday go\u2019aanka Maxkamada ICJ, isaga oo sheegay in markii horeba dowladda Soomaaliya sii ogeyn in doodda Kenya aysan wax sharciyad ah ku fadhin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, maalintii shalay ayeey aheyd maxkamadac caalamiga ee ICJ ay si rasmi ah u shaacisay in ay geli karto ama ay qaadi karto dacwada muranka badda ah ee u dhaxeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya, waxaana dowladda Kenya ay horay u diidan in maxkamada ICJ aysan qaadi karin dacwada kala dhaxeysa dowladda Soomaaliya ee la xiriirta badda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay go\u2019aanka ka soo baxay maxkamada caalamiga ah ee ICJ. Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay guul u tahay go\u2019aanka ay gaartay maxkamada ICJ isla markaana ay rajeynayaan in inta dhiman guul ay ku soo dhamaato. Xeer Ilaaliyaha ayaa sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33911,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33909","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33909"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33910,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33909\/revisions\/33910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33911"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}