{"id":33906,"date":"2017-02-03T23:08:00","date_gmt":"2017-02-03T20:08:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33906"},"modified":"2017-02-03T23:09:43","modified_gmt":"2017-02-03T20:09:43","slug":"abaarta-soomaaliya-oo-qm-aad-uga-deyrisey-sida-dad-badan-ay-u-saameysey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-soomaaliya-oo-qm-aad-uga-deyrisey-sida-dad-badan-ay-u-saameysey\/","title":{"rendered":"Abaarta Soomaaliya oo Q\/M aad uga deyrisey sida dad badan ay u saameysey."},"content":{"rendered":"<p>QM ayaa aad uga sii deyrisay xaalada abaarta ee Soomaaliya ka jirta iminka.<\/p>\n<p>&#8216;Waxaa jira astaamo muujinaya in xaalada baniaadminimo ay kasii dartay gudaha Soomaaliya. Waxaa jira calaamado walaac abuuraya oo tilmaamaya in macaluuli dillaaci karto gudaha dalkaa sanadkaan&#8217;.\u00a0 Waxaa sidaa yiri afhayeenka QM Stephane Dujarric.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xafiiska OCHA ee QM ayaa sheegay in tirada dadka gargaarka u baahan ee kusugan gudaha Soomaaliya ay gaadhay 6.2 malyan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waa tiro cagacageyneysa kala bar dadka Soomaaliya sida QM gaar ahaan UNDP u diiwaan gashan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa QM sheegtay in ku dhawaad 3 malyan oo qof ay qabaan baahi aad ah oo raashin ay u qabaan.<\/p>\n<p>363,000 oo carruur ah ayaa QM sheegeysaa in nafaqo darro ba&#8217;ani heyso. Carruurtaa ayaa ka yar da&#8217;da 5 sano jirka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Carruurtaa ayaa 71 kun oo ka tirsan waxay QM sheegtay in macaluushooda waliba ay ka daran tahay tan heysa carruurta kale ayna geeri qarka u saaran yihiin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>QM ayaa sheegtay in in ka badan 40% dadka Soomaaliya aysan heysan raashin ku filan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sanadkii 2011 ayaa waxaa Soomaaliya ku dhintay rubac milyan dad ah kadib markii abaar ba&#8217;an ay ka dillaacday gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>QM ayaa aad uga sii deyrisay xaalada abaarta ee Soomaaliya ka jirta iminka. &#8216;Waxaa jira astaamo muujinaya in xaalada baniaadminimo ay kasii dartay gudaha Soomaaliya. Waxaa jira calaamado walaac abuuraya oo tilmaamaya in macaluuli dillaaci karto gudaha dalkaa sanadkaan&#8217;.\u00a0 Waxaa sidaa yiri afhayeenka QM Stephane Dujarric. &nbsp; Xafiiska OCHA ee QM ayaa sheegay in tirada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33908,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33906","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33906","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33906"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33906\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33907,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33906\/revisions\/33907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33908"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}