{"id":33885,"date":"2017-02-02T17:41:23","date_gmt":"2017-02-02T14:41:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33885"},"modified":"2017-02-02T17:46:58","modified_gmt":"2017-02-02T14:46:58","slug":"maxkamadda-caalamiga-ah-oo-goaan-kasoo-saareysa-muranka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/maxkamadda-caalamiga-ah-oo-goaan-kasoo-saareysa-muranka-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Caalamiga ah oo Go&#8217;aan kasoo saareysa Muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa Maanta lagu Wadaa in ay ku dhawaaqdo go\u2019aanka ay ka gaartay diidmada hordhaca ah ee Kenya ee ku saabsan dacwadda Soomaaliya ay ku dalbeyso in la cayimo soohdinta badeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida Soomaaliya ay dooneyso, haddii ay Maxkamaddu go\u2019aan ku gaarto in ay dacwaddan hadda gasho waxay noqon doontaa in Kenya la siiyo wakhti ay ku diyaariso waxa ay isaga daafaceyso kiiska ay Soomaaliya ku oogtay Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdi \u00a0ka socda dowladda Soomaaliya \u00a0oo uu hoggaaminayo xeer ialaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir, \u00a0Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Brussels, Dr. Cali Faqi \u00a0wakiilka Soomaaliya ee dacwadda ayna wehliyaan Danjirayaal dhowr ah iyo Muna Sharmaan oo ah Qareen Soomaaliyeed oo dacwaddan billowgeedii ilaa iyo hadda gacanta ku haysa sumcadna uga kasbatay Soomaali badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Galabta saacaddu marka ay tahay 5-ta Galabnimo wakhtiga Soomaaliya ayaa Guddoomiyaha Maxkamadda ICJ, Ronny Abraham, uu ku dhawaaqi doonaa go\u2019aanka Maxkamadda.<br \/>\nSoomaaliya ayaa dacwadda u gudbisay Maxkamadda ICJ sannadkii 2014. Kenya waxay iyaduna Maxkamadda u gudbisay diidmo ay dooneyso in ay Maxkamadda ka hor istaagto in ay qaaddo dacwadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, Badda ay isku haystaan Soomaaliya iyo Kenya ayaa bedkeedu yahay 142,000 km oo laba jibbaaran, Waxaana la rumeysan yahay aagga badweynta India ee ay Soomaaliya iyo Kenya ay lahaashaheeda ku muransan yihiin in uu ku jiro kheyraad badan oo dabiici ah oo uu ka mid yahay shidaal.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/becco-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/tabaarak-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/hormuud-logo-21\/\" rel=\"attachment wp-att-33848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/madaxweynaha-mamulka-puntland-iyo-kuxgeenka-qmoo-kulan-ku-yeeshey-garoowe\/salaam-bank-43\/\" rel=\"attachment wp-att-33849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa Maanta lagu Wadaa in ay ku dhawaaqdo go\u2019aanka ay ka gaartay diidmada hordhaca ah ee Kenya ee ku saabsan dacwadda Soomaaliya ay ku dalbeyso in la cayimo soohdinta badeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Sida Soomaaliya ay dooneyso, haddii ay Maxkamaddu go\u2019aan ku gaarto in ay dacwaddan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33885","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33885"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33886,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33885\/revisions\/33886"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}