{"id":33844,"date":"2017-02-01T20:42:35","date_gmt":"2017-02-01T17:42:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33844"},"modified":"2017-02-01T20:46:05","modified_gmt":"2017-02-01T17:46:05","slug":"lacagta-somaliland-shillin-oo-lagu-sarifayo-suuq-madaw","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/lacagta-somaliland-shillin-oo-lagu-sarifayo-suuq-madaw\/","title":{"rendered":"Lacagta Somaliland shillin oo lagu sarifayo Suuq Madaw."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Tan iyo intii go\u2019aamadda xukumadda Somaliland ee ay \u00a0ka soo saartay qiimo jabka ku dhacay shilling Somaliland, waxa wadanka ka bilaabmay suuqa madow oo aan hore u jirin, isla markaana keentay in sarifka lacagta gaar ahaan gacanta dambe ay hawadda isku shareertay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xukuumadda ayaa go\u2019aamadda ay soo saartay waxa ka mid ahaaa in sarifka isku bedelka lacagta dollar iyo shilling Somaliland aanu dhaafi Karin gacanta hore 6800 shsl halka dollar, halka gacanta dambe aaanu dhaafi Karin toddoba kun SHSL.<\/p>\n<p align=\"justify\">Haseyeeshee, gacanta labaad oo ah marka aad lacag shilling Somaliland haysato oo aad u baahan tahay dollar ma heli karto, haddii aad heshana suuqa madow ayaa lagugu sarifayaa oo boqolka dollar marka u baahantahay lagugu bedelao sagaal boqol oo kun waa haddii aad hesho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, marka aad shilling Somaliland haysato ee aad doonayso inaad wax iibsato waxa lagu xisaabinayaa gacanta dambe oo noqonaysa halkii dollar sagaal kun.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cdee waxa imika bilaabmay suuqa madow oo laguu sarifi maayo haddii aad kaash haysato oo aad doolar u baahan tahay heli maysid, haddii aad heshana waxaad ku qasban tahay suuqa madow in lagugu sarifo inta ay doonayaan iyadoo boqolkii doolar sagaal boqol kugu siinayaa, ciidankii soo qaban lahaa si hoose lacag loogu dhiibayaa oo la odhanaya iska aamuso lacagta qaado halkaasi ayuu marayaa suuqii madoobaa\u201dayuu yidhi mid ka mid ah dadka xogogaal u ah sarifka lacagaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Go\u2019aamadan xukuumadda ka soo baxay ayaa lagu sheegi karaa go\u2019aamo xumad jabin ah si dadkii kacsanaa ugu nastaan, haseyeeshee dhibaato ayey dadkii u horseeday oo wax walba cirka ayuu ku maray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddidan madaxweynuhu magacaabay ayaa ku meeraysanaya sarifleyaasha oo ay ku qasbeen in aanay dhaafin Karin toddoba kun gacanta dambe, haseyeeshee waxa sarifleyaasha xukumaya ganacsatada waaweyn oo iyagu suuqa ka urursanaya doolar taas oo baahiddii dollar kor u qaaday<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/becco-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33702\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/hormuud-logo-20\/\" rel=\"attachment wp-att-33700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/tabaarak-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33703\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33703\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/salaam-bank-42\/\" rel=\"attachment wp-att-33701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tan iyo intii go\u2019aamadda xukumadda Somaliland ee ay \u00a0ka soo saartay qiimo jabka ku dhacay shilling Somaliland, waxa wadanka ka bilaabmay suuqa madow oo aan hore u jirin, isla markaana keentay in sarifka lacagta gaar ahaan gacanta dambe ay hawadda isku shareertay. Xukuumadda ayaa go\u2019aamadda ay soo saartay waxa ka mid ahaaa in sarifka isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33846,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33844","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33845,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33844\/revisions\/33845"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}