{"id":33833,"date":"2017-02-01T18:30:00","date_gmt":"2017-02-01T15:30:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33833"},"modified":"2017-02-01T18:45:08","modified_gmt":"2017-02-01T15:45:08","slug":"rw-kuxigeenka-xukuumadda-waqtigeedu-sii-idlaanayo-oo-sheegey-in-dib-u-eegis-lagu-sameynayo-heyadaha-caddaaladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/rw-kuxigeenka-xukuumadda-waqtigeedu-sii-idlaanayo-oo-sheegey-in-dib-u-eegis-lagu-sameynayo-heyadaha-caddaaladda\/","title":{"rendered":"R\/W kuxigeenka Xukuumadda waqtigeedu sii idlaanayo oo sheegey in dib u eegis lagu sameynayo hey&#8217;adaha Caddaaladda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya Max\u2019ed Cumar Carte ayaa kulan gaar ah la qaatay mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adda cadaallada iyo garsoorka dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-gallay wasiirka wasaarrada cadaallada, guddoomiyaha maxkamada sare xeer ilaaliye ku-xigeenka iyo saraakilsl ciidan oo ka tirsan hay\u2019adda garsoorka dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Siddoo kale mas\u2019uuliyiintii shirka ka qeybgashay ayaa waxaa ka mid ahaa hogaanka maxkamada ciidamada qalabka sidan oo ka mid ah hay\u2019addaha cadaalada iyo garsoorka dalka, waxaana looga wada hadlay sidii dib u eegis ballaaran loogu sameyn lahaa shaqdaha hay\u2019addaha iyo sida ay u gutaan waajibaadka ka saaran garsoorka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka ayaa sidoo kale looga wada hadlay sidii loo heli lahaa hay\u2019adda garsoor oo si hufan ugu shaqeeya bulshada Soomaaliyeed iyo xoojinta wada shaqeynta u dhaxeysa laamaha kala gadisa ee cadaallada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019 Kulanka waxaa uu ahaa mid dib u eegis buuxda lagu sameynayay shaqada hay\u2019addaha garsoorka iyo waliba sidii loo xoojin lahaa, dhamaan dhinacyadii ka soo qeybgallayna waa ay isla fahmeen qodobadii laga wada hadlay iyo dhaqan galintooda\u2019\u2019 ayuu yiri Cabdicsiis Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah afhayeenka xukuumada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka ayaa imanaya xili loo diyaargaroobayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee dalka hogaamin doona afarta sano ee soo socta, taasoo lagu balansan yahay 8bishan Feberaayo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/hormuud-logo-20\/\" rel=\"attachment wp-att-33700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/salaam-bank-42\/\" rel=\"attachment wp-att-33701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/becco-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33702\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/tabaarak-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33703\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33703\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya Max\u2019ed Cumar Carte ayaa kulan gaar ah la qaatay mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adda cadaallada iyo garsoorka dowladda federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-gallay wasiirka wasaarrada cadaallada, guddoomiyaha maxkamada sare xeer ilaaliye ku-xigeenka iyo saraakilsl ciidan oo ka tirsan hay\u2019adda garsoorka dalka. Siddoo kale mas\u2019uuliyiintii shirka ka qeybgashay ayaa waxaa ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33835,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33833"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33834,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33833\/revisions\/33834"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}