{"id":33819,"date":"2017-01-31T23:31:16","date_gmt":"2017-01-31T20:31:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33819"},"modified":"2017-02-01T00:04:41","modified_gmt":"2017-01-31T21:04:41","slug":"dagaalkii-kulbiyoow-oo-xarakada-al-shabaab-baahisey-sida-uu-u-dhacey-iyo-dhibka-soo-gaarey-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/dagaalkii-kulbiyoow-oo-xarakada-al-shabaab-baahisey-sida-uu-u-dhacey-iyo-dhibka-soo-gaarey-kenya\/","title":{"rendered":"Dagaalkii Kulbiyoow oo Xarakada Al-shabaab Baahisey sida uu u dhacey iyo dhibka soo gaarey Kenya."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa soo bandhigay sawirrada weerarkii ay kula wareegeen saldhiggii ciidamada Kenya ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyooow ee gobolka J\/hoose.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sawirradan oo lagu baahiyay shabakado ku hadla afka Al-shabaab ayaa lagu arkayay gaadiidka dagaalka ciidamada Kenya oo ay uga carareen saldhiggaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa sidoo kale sawirrada lagu arkayay meydadka askar ka tirsan ciidamada Kenya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Al-shabaab ayaa 27-kii bishan weerar qorsheeysan ku qaaday saldhigga ay ciidamada Kenya ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow oo ka tirsan gobolka J\/hoose, ayadoo dagaal culus kadib ay u suurogashay in ay saldhiggaasi la wareegaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu danbeyntii, Al-shabaab ayaa shaacisay in weerarkaasi ay ku dishay in ka badan 65 askari oo ka tirsan ciidamada Kenya, walow dowladda Kenya war kasoo baxay lagu beeniyay arintaasi, ayadoo Kenya shaacisay in weerarkaasi ay uga dhinteen oo qura sagaal askari.<\/span><br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/hormuud-logo-20\/\" rel=\"attachment wp-att-33700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/salaam-bank-42\/\" rel=\"attachment wp-att-33701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/becco-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33702\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/tabaarak-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33703\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33703\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa soo bandhigay sawirrada weerarkii ay kula wareegeen saldhiggii ciidamada Kenya ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyooow ee gobolka J\/hoose. Sawirradan oo lagu baahiyay shabakado ku hadla afka Al-shabaab ayaa lagu arkayay gaadiidka dagaalka ciidamada Kenya oo ay uga carareen saldhiggaasi. Waxaa sidoo kale sawirrada lagu arkayay meydadka askar ka tirsan ciidamada Kenya. Al-shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33819","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33819","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33819"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33820,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33819\/revisions\/33820"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}