{"id":33816,"date":"2017-01-31T23:19:35","date_gmt":"2017-01-31T20:19:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33816"},"modified":"2017-01-31T23:21:17","modified_gmt":"2017-01-31T20:21:17","slug":"jadwelkii-musharaxiinta-doodii-maanta-oo-laga-horjoogsadey-saxaafadda-mbanaan-iyo-qaadacaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jadwelkii-musharaxiinta-doodii-maanta-oo-laga-horjoogsadey-saxaafadda-mbanaan-iyo-qaadacaad\/","title":{"rendered":"Jadwelkii Musharaxiinta Doodii maanta oo laga horjoogsadey Saxaafadda M\/banaan iyo Qaadacaad!!."},"content":{"rendered":"<p>Musharaxiinta ka qayb-galaya doorashada Somalia ayaa gabi \u2013ahaanba diiday in ay ka qayb-qaataan dood dhex-maraysay musharaxiinta oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ka dib markii ay ka war-heleen in dood-dooda kaliya laga sii dayn doono TV-ga Qaranka Somalia.<\/p>\n<p>Inta badan musharaxiinta ayaa door-bidayay in ay soo hor-istaagaan dad-weynaha ,isla markaana ay la wadaagaan khibrad-dooda bulshada Somaliyeed ,waxaana arintan baajiyay sida la sheegay Internet-ka oo ka maqnaa qaybo kamid ah Koonfurta Somalia.<\/p>\n<p>Gud-diga doorashada iyo Musharaxiinta ayaa horey isula meel dhigay in dood-da si toos ah looga qaadan karo Tv-ga Qaranka ,iyada oo ay sii baahinayaan Tv-yada kale, taasi oo la sheegay in ay suurtagal ka dhigayso in dood-da aan wax ka badal lagu samayn karin.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah musharaxiinta ayaa sheegay in dowlad-da oo og in uu Internetka maqan-yahay la bilaabay dood-da ,taasi oo ay ku sheegeen in ay abuuri karto kalsooni darro la xiriirta habka loo maamulayo doorashada.<\/p>\n<p>Mid kamid ah Musharaxiinta oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in aaney guddiga Doorashadu kansali karin doodda uu barlamaanku isku raacey tanina ay u muuqato mid lagu deg degey oo guddoomiyaha guddiga Doorashadu uu kaligiis iska yiri,waxeyna u muuqataa xeelad mid ka darani tan nagu soo fool leedahey,ayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur oo ka hadley mawqifka Musharaxiinta.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, guddiga doorashada oo horey dood-da musharaxiinta ugu asteeyay 31 bishan ayaan wali ka hadlin dib u dhacan ku yimid dood-da ,waxaana qaar kamid ah siyaasiyiinta ku sugan Muqdisho ay saadaaliyeen in ay suurtagal tahay in maalin kale lagu daro jadwalka doorashada.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/hormuud-logo-20\/\" rel=\"attachment wp-att-33700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/salaam-bank-42\/\" rel=\"attachment wp-att-33701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/becco-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33702\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/tabaarak-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33703\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33703\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxiinta ka qayb-galaya doorashada Somalia ayaa gabi \u2013ahaanba diiday in ay ka qayb-qaataan dood dhex-maraysay musharaxiinta oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ka dib markii ay ka war-heleen in dood-dooda kaliya laga sii dayn doono TV-ga Qaranka Somalia. Inta badan musharaxiinta ayaa door-bidayay in ay soo hor-istaagaan dad-weynaha ,isla markaana ay la wadaagaan khibrad-dooda bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33818,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33817,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33816\/revisions\/33817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}