{"id":3381,"date":"2011-09-30T16:34:59","date_gmt":"2011-09-30T16:34:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3381"},"modified":"2011-09-30T16:34:59","modified_gmt":"2011-09-30T16:34:59","slug":"gudoomiye-tarzan-oo-lagu-wado-in-xilka-laga-eryo-iyo-masuulkii-bedeli-lahaa-oo-maanta-garoonka-muqdisho-ka-soo-degay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/gudoomiye-tarzan-oo-lagu-wado-in-xilka-laga-eryo-iyo-masuulkii-bedeli-lahaa-oo-maanta-garoonka-muqdisho-ka-soo-degay\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Tarzan Oo Lagu Wado In Xilka Laga Eryo Iyo Masuulkii Bedeli Lahaa Oo Maanta Garoonka Muqdisho Ka Soo Degay"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/Tarzan2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3383\" title=\"Mogadishu Mayor Ahmed addresses a news conference in Somalia's capital Mogadishu\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/Tarzan2-300x235.jpg\" alt=\"\" width=\"377\" height=\"290\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Warar lagu Kalsoonaan Karo oo ka Soobaxay xafiiska madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa Sheegaya In Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho <strong>Maxamuud Axmed Nur Tarzan<\/strong> Lagu Wada In Shaqada Laga Eryo<\/p>\n<p>Sida Saraakiil Ka Tirsan Xafiiska madaxweynaha ay U Xaqiijiyeen Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom Madaxweyne Shariif Ayaa qalinka Ka Duuqay saxiixayna Warqadii Shaqada Looga Eryi Lahaa <strong>Mr tarzan<\/strong> wallow <strong>Madaxweyne Shariif<\/strong>\u00a0 Uusan wali U Gudbin Warqadaasi Gudoomiyaha<\/p>\n<p>Tarzan oo Ka Naxsan Shux Shuxda Hoose Ee Ka Soo Gaaraya xafiiska madaxweynaha ayaa waaga Ku Baryey Ka Dib Markii Uu Ka war Helay In Maanta uu Garoonka Muqdisho Ka Soo Degay Masuulkii Bedeli Lahaa Isaga<\/p>\n<p>Madax Iyo saraakiil Ka Tirsan Dowladda Ayaa Maanta Si Diiran Garoonka Muqdisho Ugu Soo Dhaweeyey Masuulka Lagu wado In Xilka Tarzan Loo Dhiibo Gaar Ahaan Masuuliyiinta Ka Soo Horjeeday Fikirka Iyo Howsha uu Tarzan hayey<\/p>\n<p>Si Kastaba caawo Ayaaa lagu wadaa In xafiiska Madaxweynaha Uu Ka Dhaca Kulan Iyo Casho Sharaf ay wada Yeelanayaan Masuulka Cusub Ee Gobolka <strong>Mudane Cumar Xasan<\/strong> Oo aan La Ogeyn Saameynta Uu Ku Lee Yahay Siyaasadda Soomaaliya Imaanshahiisana Kala Mid ah tarzan oo Labaduba kawada Yimid dalka Dibadiisa Iyo Madaxweyne Shariifka Soomaaliya \u00a0<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Warar lagu Kalsoonaan Karo oo ka Soobaxay xafiiska madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa Sheegaya In Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nur Tarzan Lagu Wada In Shaqada Laga Eryo Sida Saraakiil Ka Tirsan Xafiiska madaxweynaha ay U Xaqiijiyeen Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom Madaxweyne Shariif [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3381","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3381"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3384,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3381\/revisions\/3384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}