{"id":33806,"date":"2017-01-31T20:45:12","date_gmt":"2017-01-31T17:45:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33806"},"modified":"2017-01-31T21:07:23","modified_gmt":"2017-01-31T18:07:23","slug":"dad-soomaali-ah-oo-ku-xayiran-kenya-iyagoo-kusii-jeedey-dalka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/dad-soomaali-ah-oo-ku-xayiran-kenya-iyagoo-kusii-jeedey-dalka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Dad Soomaali ah oo ku xayiran Kenya iyagoo kusii jeedey dalka Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p>-Qaxooti Soomaaliyeed oo mamnuuca socdaalka ee Donald Trump uu soo rogay uu saameeyay ayaa iminka ku xanniban Kenya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qaxootigaa ayaa waafaqay dhammaan sharuudihii loo baahnaa. Hase ahaatee, in ka badan 200 oo qaxootigaa ah oo duulimaatka sugaayay un ayaan u safri karayn Mareykanka.<br \/>\nQaxootigaa ayaa ka yimid xeryaha Dhadhaab Nairobi ayayna duulimaadyada u imaadeen. Si kastaba ha ahaatee hayada socdaalka ee QM ee IOM ayaa usheegtay in la baajiyay socdaalkooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sargaal sare oo ka tirsan QM ayaa sheegay in Trump mamnuucida uu soo rogay ay saamaysay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Yvonne Ndege waxay dhanka saxaafada u qaabilsan tahay QM. Waxay sheegtay in 13,000 oo Soomaali ah laamaha socdaalka ee Mareykanku ay ansixiyeen duulimaadyadooda balse amarka Trump dartii socdaaladooda loo hakiyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>13,000 oo kale oo qaxooti ah ayaa sidoo kale ay sheegtay in wali ay wax marayeen amarka ka hor.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qaxootiga Soomaalida ah ayaa Kenya kunoolaa wixii ka dambeeyay 1991 markii dawladii dhexe ee Soomaaliya ay burburtay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/hormuud-logo-20\/\" rel=\"attachment wp-att-33700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/salaam-bank-42\/\" rel=\"attachment wp-att-33701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/becco-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33702\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/tabaarak-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33703\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33703\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Qaxooti Soomaaliyeed oo mamnuuca socdaalka ee Donald Trump uu soo rogay uu saameeyay ayaa iminka ku xanniban Kenya. &nbsp; Qaxootigaa ayaa waafaqay dhammaan sharuudihii loo baahnaa. Hase ahaatee, in ka badan 200 oo qaxootigaa ah oo duulimaatka sugaayay un ayaan u safri karayn Mareykanka. Qaxootigaa ayaa ka yimid xeryaha Dhadhaab Nairobi ayayna duulimaadyada u imaadeen. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33808,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33806","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33806","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33806"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33806\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33807,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33806\/revisions\/33807"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33808"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}