{"id":33800,"date":"2017-01-31T20:02:11","date_gmt":"2017-01-31T17:02:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33800"},"modified":"2017-01-31T20:09:18","modified_gmt":"2017-01-31T17:09:18","slug":"xeer-illaaliye-ay-ishayeen-mweyne-trump-oo-shaqadii-laga-ceyriyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xeer-illaaliye-ay-ishayeen-mweyne-trump-oo-shaqadii-laga-ceyriyey\/","title":{"rendered":"Xeer illaaliye ay ishayeen M\/weyne TRUMP oo shaqadii laga ceyriyey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Trump ayaa shaqadii ka eryay kusimaha xeer ilaaliyaha guud oo ay in dhawaale arimo isku hayeen.<br \/>\nKusimaha xeer ilaaliyaha guud ayaa ahayd haweney lagu magacaabo Ms Sally Yates. Bayaan xalay kasoo baxay Aqalka Cad ayaa lagu xusay in ay khiyaantay waaxda caddaalada.<br \/>\n&#8216;Kusimaha xeer ilaaliyaha guud, Sally Yates way khiyaantay waaxda caddaalada kadib markii ay diiday inay dhaqan galiso amarkii sharci ee loo xil saaray in lagu badbaadsho muwaadiniinta Mareykanka&#8217;.\u00a0 Sidaa ayaa bayaanka lagu xusay.<br \/>\nWaxaa booskeedii lagu baddalay Dana Boente .<br \/>\nToban maalmood kadib markii xilka uu qabtay Trump ayuu ku dhaqaaqay go&#8217;aano badan oo muran dhaliyay asagoo iminka cabsi weyn ka dhex abuuray gudaha dalkaasi Mareykanka iyo qeybo kale oo ka tirsan caalamka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/hormuud-logo-20\/\" rel=\"attachment wp-att-33700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/salaam-bank-42\/\" rel=\"attachment wp-att-33701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/becco-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33702\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/tabaarak-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33703\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33703\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Trump ayaa shaqadii ka eryay kusimaha xeer ilaaliyaha guud oo ay in dhawaale arimo isku hayeen. Kusimaha xeer ilaaliyaha guud ayaa ahayd haweney lagu magacaabo Ms Sally Yates. Bayaan xalay kasoo baxay Aqalka Cad ayaa lagu xusay in ay khiyaantay waaxda caddaalada. &#8216;Kusimaha xeer ilaaliyaha guud, Sally Yates way khiyaantay waaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33802,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33801,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33800\/revisions\/33801"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}