{"id":33796,"date":"2017-01-29T21:06:10","date_gmt":"2017-01-29T18:06:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33796"},"modified":"2017-01-29T21:11:14","modified_gmt":"2017-01-29T18:11:14","slug":"isbaheysiga-xisbiyada-siyaasada-dalka-oo-kulan-xasaasi-ah-ku-yeeshay-muqdisho-war-saxaafadeedna-ka-soo-saaray-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaasada-dalka-oo-kulan-xasaasi-ah-ku-yeeshay-muqdisho-war-saxaafadeedna-ka-soo-saaray-2\/","title":{"rendered":"Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Dalka Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Muqdisho, War-saxaafadeedna Ka Soo Saaray"},"content":{"rendered":"<h1><span style=\"color: #ff0000;\"><a style=\"color: #ff0000;\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaasada-dalka-oo-kulan-xasaasi-ah-ku-yeeshay-muqdisho-war-saxaafadeedna-ka-soo-saaray\/war-saxaafadeed\/\" rel=\"attachment wp-att-33763\">WAR SAXAAFADEED<\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaasada-dalka-oo-kulan-xasaasi-ah-ku-yeeshay-muqdisho-war-saxaafadeedna-ka-soo-saaray\/isbaheysi5-2\/\" rel=\"attachment wp-att-33766\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33766\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/isbaheysi5-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/isbaheysi5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/isbaheysi5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/span><\/h1>\n<p><strong>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0DATE:29\/01\/2017<\/strong><\/p>\n<p>Shir Balaaran Oo Ay Isugu Yimaadeen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Uuna Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada siyaasada soomaaliya cali max\u2019ed Nuux tima Jilic ayaa Waxaa Looga Hadlay Qodobo Ay Ka Midyihiin Dib U Eegista Xeerka Axzaabta,Diiwaan gelinta Ururada Siyaasada Dalka,Dhaqaalo U Helida Gudiga Doorashooyinka Madaxa Banaan,La Dagaalanka Musuq Maasuqa Iyo Abaaraha Dalka Ka Jira.<\/p>\n<p>Shirka oo Ay ka Soo Qeyb Galeen Madaxda Xisbiyada Siyyaasada Dalka,Xildhibaano,Musharaxiin Iyo marta Sharaf Kale Ayaa Dood Iyo Falaanqeyn Dheer ka Dib Waxaa Shirka Ka Soo Baxay Qodobada Soo Socda.<\/p>\n<ul>\n<li><strong>In La Sameeyo Gudi Isku Dhaf Ah Oo Ka Kala Socda Gudiga Doorashooyinka Madaxa Banaan (N.I.E.C) Iyo Xisbiyada Siyaasada Somalia Oo Dib U Eegis Ku Sameeya Xeerka Axzaabta.<\/strong><\/li>\n<li><strong>In Xisbiyada Dowr Kor Joogto Ah Ku Yeeshaan Doorashada Madaxweynaha Soo Socota.<\/strong><\/li>\n<li><strong>In Laga Qeyb Galiyo Xisbiyada Iyo Hay\u2019adda Marqaati Gudiga La Dagaalanka Musuq Maasuqa Ee Dhawaan Baarlamaanka Ku Dhawaaqay.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Hey\u2019adda Marqaati Waa Hey\u2019ad Heysa Xog Badan Oo Ku Saabsan Musuq Maasuqa Dalka Ka Jira Sidaasi Owgeed Waxaan Mar Labaad Soo Jeedineynaa In Hay\u2019addaasi Ay Qeyb Ka Ahaato Gudiga la Dagaalnaka Musuq Maasuqa.<\/strong><\/li>\n<li><strong>In Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Ay Qeyb Ka Noqdaan Su\u2019aalo Weydiinta Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweyne Nimo.<\/strong><\/li>\n<li><strong>In La Sameeyo Wacyigalin Warbaahineed oo Ku saabsan Madaxweynaha Dalka U Baahanyahay.<\/strong><\/li>\n<li><strong>In La Taageero Fikradaha Isbadel Doonka Laguna Dhiira Galeyo Xildhibaanada Baarlamaanka In Ay Ka Shaqeeyaan Isbadel Qiimeysan Oo Ku Yimaada hogaanka Dalka.<\/strong><\/li>\n<li><strong>In La Abuuro Gudi Dhaqaalo Uruurin Iyo Kulamo La Yeesha Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweyne<\/strong>.<\/li>\n<\/ul>\n<p>Ugu Dambeyntii Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Dalka Ayaa Ugu Baaqay Musharaxiinta U Taagan Xilka Madaxweynaha in Ay Ka Fogaadaan Wax Kasto oo Keeni Kara Qilaaf Iyo Kala fogaansho isuna tanaasulaan.<\/p>\n<p><strong>MAHADSANIDIIN \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 WAABILAAHI TOWFIIQ<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAR SAXAAFADEED \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0DATE:29\/01\/2017 Shir Balaaran Oo Ay Isugu Yimaadeen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Uuna Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33798,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33796","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33796"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33797,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33796\/revisions\/33797"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33798"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}