{"id":33759,"date":"2017-01-29T03:32:32","date_gmt":"2017-01-29T00:32:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33759"},"modified":"2017-01-29T03:36:17","modified_gmt":"2017-01-29T00:36:17","slug":"mareykanka-oo-dib-u-eegid-ku-sameynaya-barnaamijka-dib-u-dejinta-qaxootiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/mareykanka-oo-dib-u-eegid-ku-sameynaya-barnaamijka-dib-u-dejinta-qaxootiga\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo dib u eegid ku sameynaya Barnaamijka dib u dejinta Qaxootiga."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Bayaan shalay kasoo baxay dawlada Mareykanka ayaa looga dalbay wasiirka arimaha dibada ee dalkaa inuu kusoo afjaro barnaamijka dib u dajinta qaxootiga ee Mareykanka muddo 120 cisho ah gudaheed.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Mudadaa ayaa wasiirka arimaha dibada iyo wasiirka arimaha gudaha ee dalkaa waxaa laga doonayaa inay dib u eegis ku sameeyaan barnaamijkaa [USRAP]. Dib u eegidaa ayaa lagu xaqiijinayaa in dadka la aqbali doono inay soo galaan ee qaxootiga ah aysan Mareykanka khatar ku ahayn.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qaxootigii horay ugu jiray barnaamijkaa ayaa hase ahaatee laga yaabaa in loo ogolaado inay galaan Mareykanka kadib markii hannaankaa la mariyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa dib u eegida laga yaabaa in natiijada ka dhalata ay noqoto in hannaan kale lagu daro oo dheeraad ah barnaamijkaa si dadka lagu keenayo barnaamijkaa aysan u noqon kuwo khatar ku keena Mareykanka iyo danihiisa waa sida hadalka loo dhigay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa sidoo kale lagu wadaa in lagu soo daro ahmiyado lagu kala hormarsiinayo sheegashooyinka lagu doonayo dib u dajinta Mareykanka sida takoor diin ku salaysan, ayadoo la eegayo waliba in qofka arinkaa dib u dajinta lagu siinayo uu yahay qof\u00a0 haysta diin dad tiro yar ay ku dhaqmaan gudaha\u00a0 wadankiisa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hadii ay munaasab tahay waxaa wasiirka arimaha guduhu kala tashanayaa arimahaa madaxweynaha si madaxweynuhu gacan uga geysto kala hormarinta ahmiyadaha.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/hormuud-logo-20\/\" rel=\"attachment wp-att-33700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/salaam-bank-42\/\" rel=\"attachment wp-att-33701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/becco-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33702\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/tabaarak-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33703\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33703\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bayaan shalay kasoo baxay dawlada Mareykanka ayaa looga dalbay wasiirka arimaha dibada ee dalkaa inuu kusoo afjaro barnaamijka dib u dajinta qaxootiga ee Mareykanka muddo 120 cisho ah gudaheed. Mudadaa ayaa wasiirka arimaha dibada iyo wasiirka arimaha gudaha ee dalkaa waxaa laga doonayaa inay dib u eegis ku sameeyaan barnaamijkaa [USRAP]. Dib u eegidaa ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33761,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33759","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33759"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33760,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33759\/revisions\/33760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33761"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}