{"id":33730,"date":"2017-01-28T01:49:14","date_gmt":"2017-01-27T22:49:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33730"},"modified":"2017-01-28T01:55:50","modified_gmt":"2017-01-27T22:55:50","slug":"qarax-lagu-diley-labo-nin-isbaaraley-ah-oo-ka-dhacey-deegaan-u-dhaw-deg-bweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/qarax-lagu-diley-labo-nin-isbaaraley-ah-oo-ka-dhacey-deegaan-u-dhaw-deg-bweyne\/","title":{"rendered":"Qarax lagu diley labo nin isbaaraley ah oo ka dhacey deegaan u dhaw deg.B\/WEYNE."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Deegaanka lagu magacaabo Burjada-Ciidta oo galbeedka uga beegan magaalada Beledweyne ayaa lagu dilay qarax miino labo ruux oo ka tirsanaa kooxo isbaaro halkaa u tiilay, sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qarax ayaa lagu waramayaa in uu ahaa mid goobta loogu sii aasay maleeshiyadan oo la sheegay in halkaa ku dhibaateyn jireen gadiidka isaga kala goosha magaalada Beledweyne iyo Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marka laga soo tago labada ruux ee lagu dilay sidoo kale waxa jira dhaawacyo soo gaaray tiro kale oo ka mid ah maleeshiyadii goobta ku sugneyd.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, dhinaca kale, ciidamada dowlada Soomaaliya ku guuleystay in ay soo saaraan miino lagu aasay meel aan ka fogeyn guriga mid ka mid ah odayaasha dhaqanka xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/hormuud-logo-20\/\" rel=\"attachment wp-att-33700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/salaam-bank-42\/\" rel=\"attachment wp-att-33701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/becco-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33702\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/tabaarak-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33703\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33703\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Deegaanka lagu magacaabo Burjada-Ciidta oo galbeedka uga beegan magaalada Beledweyne ayaa lagu dilay qarax miino labo ruux oo ka tirsanaa kooxo isbaaro halkaa u tiilay, sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka. Qarax ayaa lagu waramayaa in uu ahaa mid goobta loogu sii aasay maleeshiyadan oo la sheegay in halkaa ku dhibaateyn jireen gadiidka isaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33732,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33730","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33731,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33730\/revisions\/33731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33732"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}