{"id":33727,"date":"2017-01-28T01:22:15","date_gmt":"2017-01-27T22:22:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33727"},"modified":"2017-01-28T01:35:35","modified_gmt":"2017-01-27T22:35:35","slug":"shirkadda-hormuud-oo-abaaraha-soomaaliya-ugu-deeqdey-600-000-dolar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/shirkadda-hormuud-oo-abaaraha-soomaaliya-ugu-deeqdey-600-000-dolar\/","title":{"rendered":"SHirkadda Hormuud oo Abaaraha Soomaaliya ugu deeqdey $600.000 dolar."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa ku wareejisay Hormuud Telecom \u00a0Foundation lacag dhan $ 600, 000 [Lix boqol oo kun oo Dollar] taas oo loogu talagalay gurmadka abaaraha dalka xilli si daran ay abaaruhu u saameeyeen dadka iyo duunyada ku dhaqan gobolada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Axmed MaxamuudYuusuf ayaa tilmaamay in shirkadda go\u2019aansatay inay lacagtan uga qeybqaadato wax ka qabashada abaaraha ka jira dalka isaga oo ugu baaqay bulshada qeybaheeda kala duwan in ay ka qeyb qaataan gurmadka abaaraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mu\u2019asasada Hormuud Telecom ayaa waqtiyadii ugu danbeeyay waday dadaallo loogu gurmanaayo dadka ay abaaruhu saameeyeen iyada oo Lacagtan maanta la guddoonsiiyay ay sii dardar galin doonto gurmadkii ay hay\u2019ada ka waday gobolada ay abaaraha saameeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Hormuud Telecom Foundation C\/llaahi Nuur Cusmaan ayaa bogaadiyay isla markaana ballanqaaday in sida ugu dhaqsiyaha badan ay gurmad xoog leh u gaarsiin doonaan dadka dhibaateysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lacagtan ay bixisay Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa ah lacagtii ugu badneyd oo ay hal mar shirkad ganacsi ugu deeqdo gurmadka abaaraha iyada oo shirkaddu ay horay uga qeyb qaadatay wax ka qabashada abaarihii hore. Kaalinta hormuud kuma koobna abaaraha oo kaliya waxa ay sidoo kale shirkaddu leedahay dab damis door weyn ka qaata yareynta khasaaraha dabka iyada oo dhanka kale maalgalisaa iskuulka indhoolayaasha Alnuur oo ay wax ka bartaan dadka araga la\u2019, waxayna Shirkadda Hormuud sanadkii tagay ku guuleysatay abaalmarinta shirkadda ugu samafalka badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/hormuud-logo-20\/\" rel=\"attachment wp-att-33700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/salaam-bank-42\/\" rel=\"attachment wp-att-33701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/becco-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33702\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/tabaarak-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33703\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33703\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa ku wareejisay Hormuud Telecom \u00a0Foundation lacag dhan $ 600, 000 [Lix boqol oo kun oo Dollar] taas oo loogu talagalay gurmadka abaaraha dalka xilli si daran ay abaaruhu u saameeyeen dadka iyo duunyada ku dhaqan gobolada dalka. Guddoomiyaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Axmed MaxamuudYuusuf ayaa tilmaamay in shirkadda go\u2019aansatay inay lacagtan uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33729,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33727","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33727"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33728,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33727\/revisions\/33728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}