{"id":33724,"date":"2017-01-28T00:49:23","date_gmt":"2017-01-27T21:49:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33724"},"modified":"2017-01-28T00:51:13","modified_gmt":"2017-01-27T21:51:13","slug":"dadka-deegaanka-qansaxdheere-oo-xaalad-nolol-xumo-soo-foodsaartey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/dadka-deegaanka-qansaxdheere-oo-xaalad-nolol-xumo-soo-foodsaartey\/","title":{"rendered":"Dadka deegaanka Qansaxdheere oo xaalad nolol xumo soo foodsaartey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Iyadoo guud ahaan marka la eego inta badan Soomaaliya ay ku jirto abaar saameyn weyn oo dhinaca nolasha ah ku yeelatay dadka iyo duuniyada ayaa dhinaca kale warar soo baxaya waxaa ay sheegayaan in ay jiraan dad ku dhaqan deegaanno xitaa ay adag tahay in gargaarka la gaarsiiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay Xassan Saney ayaa sheegay in dhibaato weyn oo dhinac nolasha ah soo food saartay dadka ku dhaqan degmada oo sida uu hadalka u dhigay ka jireen Al-shabaab jidadkii gargaarka loo sii marin lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka rayidka ah ee ku dhaqan degmada ayaa laga cabsi qabaa in naftooda ku waayaan dhibaatada nolaleed ee ka jirta degmada iyo deegaannada hoos taga, madaama mar hore ay ka marteen xoolihii ay dhaqanayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Marar badan oo horay ayeey Al-shabaab dab qabadsiiyeen gadiid gargaar u siday degmada, jidadka waa ay go\u2019an yihiin waxaa jirta cabsi laga qabo Al-shabaab, sidaa daraadeed weyn adag tahay in dadkaa la gaarsiiyo kaalmadii loo baahnaa\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, deegaannada gobollada Baay iyo Bakool ayeey adag tahay in leysku socdo, madaama ay wali ka howlgala xoogagga Al-shabaab oo go\u2019doomin ku haya degmooyinka ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/hormuud-logo-20\/\" rel=\"attachment wp-att-33700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/salaam-bank-42\/\" rel=\"attachment wp-att-33701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/becco-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33702\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/tabaarak-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33703\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33703\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo guud ahaan marka la eego inta badan Soomaaliya ay ku jirto abaar saameyn weyn oo dhinaca nolasha ah ku yeelatay dadka iyo duuniyada ayaa dhinaca kale warar soo baxaya waxaa ay sheegayaan in ay jiraan dad ku dhaqan deegaanno xitaa ay adag tahay in gargaarka la gaarsiiyo. Guddoomiyaha degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay Xassan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33726,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33724","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33724","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33724"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33725,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33724\/revisions\/33725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}