{"id":33717,"date":"2017-01-28T00:17:51","date_gmt":"2017-01-27T21:17:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33717"},"modified":"2017-01-28T00:22:52","modified_gmt":"2017-01-27T21:22:52","slug":"warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-dagaalka-saaka-ka-dhacey-kulbiyaw","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-dagaalka-saaka-ka-dhacey-kulbiyaw\/","title":{"rendered":"Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya Dagaalka Saaka ka dhacey KULBIYAW."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Xarakada al-Shabaab ayaa sheegeysa inay ciidamada KDF ee Kenya ay ka dileen 57 askari dagaal saaka ka dhacay Kulbiyow Jubada Hoose.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxay intaa raacisay inay ka qabsatay hub aad u badan iyo gawaari. Sikastaba ha ahaatee, afhayeenka KDF Paul Njuguna ayaa inkiray sheegashadaa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu Mr. Paul Njuguna sheegay in warkaasi waxba kama jiraan yahay balse mauusan sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay dirirtaa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dad shacab ah oo deegaankaa kusugan ayaa sheegay in ay arkeen meydadka askar ka tirsanaa KDF balse maysan sheegin inta tiradoodu ahaayeen meydadkaa. <\/span><span style=\"font-size: large;\">Wax ilo wareed ah oo kale oo xaqiijin kara khasaaraha dagaalkaa majiraan wali.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Goor sii horeysay ayaa goob jooge u sheegay Hiiraan Online in al-Shabaab dableyda ka tirsan ay gawaari labo ah ku qarxiyeen\u00a0 midba mar si isku xigta ka hor intii aysan rasaas bilaabin.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Intaa kadib ayuu sheegay qofkaasi goob joogaha u ahaa dhacdadaa in ay dableydu gashay xero halkaa KDF ku leeyihiin. Warar saaka goor hore soo baxay ayaa sheegay in dableydaasi ay qabsatay xeradaa iyo magaalada Kulbiyow labadaba.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee wali lama xaqiijin karo warkaa ah inay qabsadeen xerada iyo magaalada intaba. Majiraan ilo wareed kale oo madax bannaan oo xaqiijin kara qabsashada.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/hormuud-logo-20\/\" rel=\"attachment wp-att-33700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/salaam-bank-42\/\" rel=\"attachment wp-att-33701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/becco-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33702\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/tabaarak-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33703\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33703\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada al-Shabaab ayaa sheegeysa inay ciidamada KDF ee Kenya ay ka dileen 57 askari dagaal saaka ka dhacay Kulbiyow Jubada Hoose. Waxay intaa raacisay inay ka qabsatay hub aad u badan iyo gawaari. Sikastaba ha ahaatee, afhayeenka KDF Paul Njuguna ayaa inkiray sheegashadaa. Wuxuu Mr. Paul Njuguna sheegay in warkaasi waxba kama jiraan yahay balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33719,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33717","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33717"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33720,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33717\/revisions\/33720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33719"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}