{"id":33707,"date":"2017-01-27T22:37:23","date_gmt":"2017-01-27T19:37:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33707"},"modified":"2017-01-27T23:04:08","modified_gmt":"2017-01-27T20:04:08","slug":"dagaal-yahanadda-al-shabaab-oo-weerar-ku-qaadey-ciidamo-kenyaan-kulbiyaw","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/dagaal-yahanadda-al-shabaab-oo-weerar-ku-qaadey-ciidamo-kenyaan-kulbiyaw\/","title":{"rendered":"Dagaal yahanadda AL-shabaab oo weerar ku qaadey ciidamo Kenyaan KULBIYAW."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Al-Shabaab ayaa weerartay Kulbiyow Jubada Hoose halkaa oo ay ku gashay ciidamo ka tirsan kuwa KDF ee AMISOM.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dagaalkaa oo cuslaa ayaa goob jooge u sheegay Hiiraan Online in al-Shabaab dableyda ka tirsan ay gawaari labo ah ku qarxiyeen\u00a0 midba mar si isku xigta ka hor intii aysan rasaas bilaabin.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Intaa kadib ayuu sheegay qofkaasi goob joogaha u ahaa dhacdadaa in ay dableydu gashay xero halkaa KDF ku leeyihiin.\u00a0 Weerarkaa ayaa aad u qaraaraa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dableydaa ayaa lagu soo waramayaa in ay qabsatay xeradaa iyo magaalada Kulbiyow labadaba.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee wali lama xaqiijin karo warkaa ah inay qabsadeen xerada iyo magaalada intaba. Majiraan ilo wareed kale oo madax bannaan oo xaqiijin kara qabsashada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Weerarkaan ayaa imanaya ayadoo weerar ay al-Shabaab ku qaaday Hotel Dayah Muqdisho labo maalmood un ka hor halkaa oo dhowr iyo labaatan qof ugu yaraan ay ku dhinteen.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/hormuud-logo-20\/\" rel=\"attachment wp-att-33700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-7-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/salaam-bank-42\/\" rel=\"attachment wp-att-33701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/tabaarak-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33703\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33703\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wakiilka-qm-ee-soomaaliya-michael-keatting-oo-sheegey-in-doorashada-mweynaha-som-ay-noqoto-mid-xor-iyo-xalaal-ah\/becco-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33702\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al-Shabaab ayaa weerartay Kulbiyow Jubada Hoose halkaa oo ay ku gashay ciidamo ka tirsan kuwa KDF ee AMISOM. Dagaalkaa oo cuslaa ayaa goob jooge u sheegay Hiiraan Online in al-Shabaab dableyda ka tirsan ay gawaari labo ah ku qarxiyeen\u00a0 midba mar si isku xigta ka hor intii aysan rasaas bilaabin. Intaa kadib ayuu sheegay qofkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33709,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33707","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33707","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33707"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33710,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33707\/revisions\/33710"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}