{"id":3370,"date":"2011-09-30T12:06:32","date_gmt":"2011-09-30T12:06:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3370"},"modified":"2011-09-30T12:06:32","modified_gmt":"2011-09-30T12:06:32","slug":"xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-la-wareegay-guud-ahaan-gacan-ku-heynta-degmada-dhoobley-ee-gobolka-jhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-la-wareegay-guud-ahaan-gacan-ku-heynta-degmada-dhoobley-ee-gobolka-jhoose\/","title":{"rendered":"Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Oo La Wareegay Guud Ahaan Gacan Ku Heynta Degmada Dhoobley Ee Gobolka J\/hoose"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Narrow;\">Weerar aad U Xoogan qasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac dhaliyay ayaa waxa ay xarakada mujaahidiinta al shabaab ku qaadeen Degmada Dhoobley GobolkaasiJubada hoose<\/p>\n<p>Ku Dhawaad 32-Qof ayaa ku geeriyootay In ka badana dhaawac ayaa ka soo gaaray dagaal culus oo ka dhacay degmada Dhooblay ee gobolka Jubada Hoose kaasi oo u dhaxeeyay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Iyo Ciidamada DowladdaTFG-da Oo kaashanaya Ciidamada Keenya Ee Kugnaa Xuduud Somaalia Iyo Keenya u dhexeysa.<\/p>\n<p>Dagaalkaani ayaa waxa uu bilowday saaka Iyadoona xarakada mujaahidiinta Al Shabaab ay weerar Culus ku qaadeen degmada Dhooblay oo ay gacanta ku haysay dowladda soomaalia ayaa<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa waxaa laga dhexmaqlayay hubka culculus iyo kan fudud kuwaasi oo ay xarakada mujaahidiinta al-shabaab kula wareegeen dhamaan gacan ku heynta Degmada dhooobley Ee gobolkaasi J\/hoose<\/p>\n<p>Sarrkaal ka tirsan Xarakada mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa Uu u xaqiijiyay Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom sheegay inay Xaqiijiyeen Gacan ku heynta degmada dhobley<\/p>\n<p>Dowlada TFG-da Ayaa lagu soo waramayaa in ay Qasaaro aad u baahsan kala kulmeen dagaalkii ay saakay ku qaadeen xarakada Mujaahidiinta al shabaab degmada dhoobley islamarkaana ay masuuliyiin ka tirsan Al-shabaab ay sheegeen ay ka furteeen hub aad u badan Saraakiilna ay ka Qabsadeen<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horeysay ay Xarakada mujaahidiinta al -shabaab Dagaalo ku dhufoo ka dhaqaaq ah kula wareegaan Goobo farabadan ay ka taliyaan Dowlada TFG-da Soomaaliya islamarkaana ay Qaaaro Aad U Baahsan kala Kulmaan Ciidamadii Ku Sugnaa Halka Weerarka ay Ku Qaadeen Mujaahidiinta Al-shabaab<\/p>\n<p><\/span><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Weerar aad U Xoogan qasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac dhaliyay ayaa waxa ay xarakada mujaahidiinta al shabaab ku qaadeen Degmada Dhoobley GobolkaasiJubada hoose Ku Dhawaad 32-Qof ayaa ku geeriyootay In ka badana dhaawac ayaa ka soo gaaray dagaal culus oo ka dhacay degmada Dhooblay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3370","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3370","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3370"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3370\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3376,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3370\/revisions\/3376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}