{"id":33676,"date":"2017-01-26T21:43:27","date_gmt":"2017-01-26T18:43:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33676"},"modified":"2017-01-26T21:52:11","modified_gmt":"2017-01-26T18:52:11","slug":"craxmaan-faroole-oo-ka-hadley-maqaamka-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/craxmaan-faroole-oo-ka-hadley-maqaamka-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan Faroole oo ka hadley Maqaamka Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynihii hore ee dowlad gobolleedka Puntland C\/raxmaan Max\u2019ed Maxamuud Faroole oo hada ah xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya ayaa sheegay in magaalada Muqdisho u baahan tahay in mar kale la soo celiyo maqaamkeedii hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu xalay khubad ka jeedinayay munaasabad casho sharaf aheyd oo uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayuu sheegay in dowlada cusub ee dhismeysa ka rajeynayo in ay noqonto dowlad dib u hishisiisiin ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Haddii aan labadii aqal dhisnay, federaalkii hergalinay, maanta aan qarka u taagannahay in aan dhisno dowlad Soomaaliyeed, waa in dowladaasi noqotaa mid dib u hishiisiineed, ma rabno magacayadan hada la sheegsheegayo ee afarta ah, waa in asxaabtii shaqeeyaan oo \u00a0xisbiyo looga gudbaa nidaamka qabiilka\u2019\u2019 ayuu yiri C\/raxmaan Faroole.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale mar uu soo hadal qaaday arinta magalada Muqdisho ayuu sheegay in magaalada Muqdisho ahaan jirtay sida uu hadalka u dhigay magaalo Soomaaliyeed oo la wada degan yahay, balse lagu kala guuray waayadii danbe.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Magaalada Muqdisho waxaa ay ahaan jirtay magaalo la wada degan yahay, laakiin waayadii danbe waa lagu kala guuray oo hada qolo gaar ah ayaa u badan, waxaan ka rajeynayaa maamulka gobolka Banaadir in la soo celiyo maqaamkii ay laheyd magaalada Muqdisho, hantidana leysku celiyo, \u2018\u2019 ayuu yiri madaxweynihii hore ee Puntland.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweynihii hore ee Puntland C\/raxmaan Faroole ayaa imnaanaya xili dhawaan la filayo in ay dalka ka dhacdo doorashada madaxweynaha Soomaaliya<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/hormuud-logo-18\/\" rel=\"attachment wp-att-33582\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/salaam-bank-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33583\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/becco-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33584\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/tabaarak-33\/\" rel=\"attachment wp-att-33585\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dowlad gobolleedka Puntland C\/raxmaan Max\u2019ed Maxamuud Faroole oo hada ah xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya ayaa sheegay in magaalada Muqdisho u baahan tahay in mar kale la soo celiyo maqaamkeedii hore. Mar uu xalay khubad ka jeedinayay munaasabad casho sharaf aheyd oo uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayuu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33676","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33676"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33677,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33676\/revisions\/33677"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}