{"id":33657,"date":"2017-01-26T01:34:02","date_gmt":"2017-01-25T22:34:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33657"},"modified":"2017-01-26T01:35:27","modified_gmt":"2017-01-25T22:35:27","slug":"mweynaha-maamulka-sland-iyo-sadexda-gudoomiye-xisbi-oo-ku-heshiiyey-waqtiga-dorashada-slnd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/mweynaha-maamulka-sland-iyo-sadexda-gudoomiye-xisbi-oo-ku-heshiiyey-waqtiga-dorashada-slnd\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Maamulka SLAND iyo sadexda gudoomiye xisbi oo ku heshiiyey waqtiga Dorashada SLND."},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay maanta ku wada yeesheen madaxweynaha, saddexda xisbi qaran, guddida doorashooyinka ayaa lagu heshiiyey in muddo toddoba bilood ah dib loo dhigo doorashadda, isla markaana loo mudeeyo in doorashadda madaxtooyaddu dhacdo\u00a0 10\/10\/2017, halka doorashada Wakiiladda iyo deegaanka loo mudeeyey inay dhacdo 10\/10\/2018.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan madaxtooyadda si wada jir ah uga soo saareen xukuumadda, xisbiyadda iyo guddida doorashooyinka ayaa u dhignaa sidan:<br \/>\n\u201cShir ay wada yeesheen Madaxweynaha Somaliland, Guddida Doorashooyinka Qaranka, Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, oo lagaga arrinsanyo muddaynta Doorashooyinka Madaxtooyada, Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deeganka. Falanqayn iyo dood dheer ka dib, waxa si wada jir ah la isugu raacay qodobaddan hoos ku xusan:<br \/>\n1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Doorashada Madaxtooyada ee hadda dib u dhacday abaaraha baahsan awgeed, la qabto taariikhdu marka ay tahay 10\/10\/2017.<br \/>\n2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ay qabsoomaan isku wakhti, taariikhdu marka ay tahay 10\/10\/2018.\u201dayey isku raaceen saddexda xisbi, madaxweynaha iyo guddida doorashooyinka oo goobjoog ahayd.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan waxa ku saxeexnaa;<br \/>\n1.Gudoomiyaha xisbiga UCID,\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Faysal Cali Xuseen.<br \/>\n2. Guddoomiyaah xisbiga WADANI\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi\u00a0 .<br \/>\n3. Guddoomiyaah xisbiga kulmiye\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Muuse Biixi Cabdi .<br \/>\n4. Guddoomiyaha gudida doorashooyinka\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Cabdiqaadir Iiman Warsame\u00a0 oo goob joog ahaa.<br \/>\nHeshiishkan ayaa loo gudbin doonnaa golaha Guurtidda oo iyagu awood u leh muddo kordhinta, haseyeeshee golaha GUurtidda ayaa sheegay inay xaaladda qiimeyn doonaan, isla markaana iyaga u taallo muddo kordhinta inta ay iyagu u arkaan in doorasho lagu qaban karo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/ururka-hubeysan-ee-al-shabaab-oo-sheegtey-weeraradii-qaraxyada-ahaa-ee-maanta-lagu-qaadey-hotel-dayax\/hormuud-logo-19\/\" rel=\"attachment wp-att-33638\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33638\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/salaam-bank-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33583\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/becco-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33584\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/tabaarak-33\/\" rel=\"attachment wp-att-33585\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay maanta ku wada yeesheen madaxweynaha, saddexda xisbi qaran, guddida doorashooyinka ayaa lagu heshiiyey in muddo toddoba bilood ah dib loo dhigo doorashadda, isla markaana loo mudeeyo in doorashadda madaxtooyaddu dhacdo\u00a0 10\/10\/2017, halka doorashada Wakiiladda iyo deegaanka loo mudeeyey inay dhacdo 10\/10\/2018. Go\u2019aankan madaxtooyadda si wada jir ah uga soo saareen xukuumadda, xisbiyadda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33659,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33657","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33658,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33657\/revisions\/33658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}