{"id":33654,"date":"2017-01-26T01:26:34","date_gmt":"2017-01-25T22:26:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33654"},"modified":"2017-01-26T01:27:15","modified_gmt":"2017-01-25T22:27:15","slug":"doorashada-mweynaha-gudigii-loo-saarey-oo-doortey-gudoomiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorashada-mweynaha-gudigii-loo-saarey-oo-doortey-gudoomiye\/","title":{"rendered":"Doorashada m\/weynaha Gudigii loo saarey oo doortey Gudoomiye."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha dowlada Soomaaliya ayaa doortay guddoomiye, guddoomiye ku-xigeen\u00a0 iyo xoghaye guud,\u00a0 kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gudiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha ayaa loo doortay C\/raxmaan Ducaale Beylle, halka guddoomiye ku-xigeen loo doortay Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag,\u00a0 siddoo kale xog-hayaha gudiga ayaa noqoneysa xildhibaan Maryan Axmed Haaruun.<\/p>\n<p>Xildhibaan\u00a0 C\/raxmaan Ducaale Beyle ayaa madax ka ahaa gudigii doorashada guddoonka baarlamaanka federaalka, waxaana lagu xasuustaa sidii wacneyd oo ay gudigaa u maamuleen doorashada guddoonka baarlamaanka oo ku dhacday waqtigii\u00a0 loo dajiyay.<\/p>\n<p>Gudiga ayaa la filayaa in wixii xiligan ka danbeeya gudagalin doonaan jadwalka doorashada madaxweyaha iyaga oo soo saari doona waqtiga kama danbeysta ah oo ay doorashada ku dhici doonto haddii eebbe idmo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/ururka-hubeysan-ee-al-shabaab-oo-sheegtey-weeraradii-qaraxyada-ahaa-ee-maanta-lagu-qaadey-hotel-dayax\/hormuud-logo-19\/\" rel=\"attachment wp-att-33638\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33638\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/salaam-bank-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33583\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/becco-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33584\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/tabaarak-33\/\" rel=\"attachment wp-att-33585\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha dowlada Soomaaliya ayaa doortay guddoomiye, guddoomiye ku-xigeen\u00a0 iyo xoghaye guud,\u00a0 kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha gudiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha ayaa loo doortay C\/raxmaan Ducaale Beylle, halka guddoomiye ku-xigeen loo doortay Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag,\u00a0 siddoo kale xog-hayaha gudiga ayaa noqoneysa xildhibaan Maryan Axmed Haaruun. Xildhibaan\u00a0 C\/raxmaan Ducaale Beyle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33656,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33654","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33654","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33654"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33655,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33654\/revisions\/33655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33656"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}