{"id":33637,"date":"2017-01-26T00:23:30","date_gmt":"2017-01-25T21:23:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33637"},"modified":"2017-01-26T00:25:13","modified_gmt":"2017-01-25T21:25:13","slug":"ururka-hubeysan-ee-al-shabaab-oo-sheegtey-weeraradii-qaraxyada-ahaa-ee-maanta-lagu-qaadey-hotel-dayax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/ururka-hubeysan-ee-al-shabaab-oo-sheegtey-weeraradii-qaraxyada-ahaa-ee-maanta-lagu-qaadey-hotel-dayax\/","title":{"rendered":"Ururka Hubeysan ee Al-shabaab oo sheegtey weeraradii Qaraxyada ahaa ee maanta lagu qaadey Hotel Dayax."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay weerar ismiidamin ah oo subaxnidii hore ee saakay lagu qaaday hoteelka Dayax ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay xiligan ka dhax dagaalamayaan hoteelka, halka mid ah dableyda toogasho ku dileen ciidamada amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goobta ayaa waxaa soo buuxiyay ciidamo ka tirsan kuwa amniga oo la dagaalamaya dableyda gudaha u gashay hoteelka, sidoo kalana waxaa halkaa gaaray gadiidka gurmadka deg deg ah, madaama weerarka uu ka dhashay khasaare isugu jiray dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ka hor inta aysan dableyda gudaha u gallin hoteelka ayaa gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay waxaa lagu dhuftay ilinka hore, taasoo u sahashay xoogagga hubeysan in ay gudaha gallaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khasaare ballaaran ayaa lagu waramayaa in weerarka uu ka soo gaaray ciidamada iyo dad rayidka ah intaba, madaama halka uu qaraxa ka dhacay ay ku yaalleen goob ganacsi oo aad u mashquul badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntiina Dagaal yahanada Al-shabaab ayaa sheegtey in ay iyagu ka dabeeyeen weerarkaas<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ku saabsan weerarka oo isa soo taraya waan idin soo gudbin doonnaa inashaa allaah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/ururka-hubeysan-ee-al-shabaab-oo-sheegtey-weeraradii-qaraxyada-ahaa-ee-maanta-lagu-qaadey-hotel-dayax\/hormuud-logo-19\/\" rel=\"attachment wp-att-33638\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33638\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/salaam-bank-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33583\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/becco-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33584\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/tabaarak-33\/\" rel=\"attachment wp-att-33585\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay weerar ismiidamin ah oo subaxnidii hore ee saakay lagu qaaday hoteelka Dayax ee magaalada Muqdisho. Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay xiligan ka dhax dagaalamayaan hoteelka, halka mid ah dableyda toogasho ku dileen ciidamada amniga. Goobta ayaa waxaa soo buuxiyay ciidamo ka tirsan kuwa amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33641,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33637","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33637"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33640,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33637\/revisions\/33640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33641"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}