{"id":33634,"date":"2017-01-25T21:40:52","date_gmt":"2017-01-25T18:40:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33634"},"modified":"2017-01-25T22:18:04","modified_gmt":"2017-01-25T19:18:04","slug":"weerar-qaraxyo-baabuur-lagu-soo-rarey-oo-goor-dhaw-muqdisho-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/weerar-qaraxyo-baabuur-lagu-soo-rarey-oo-goor-dhaw-muqdisho-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"Weerar Qaraxyo Baabuur lagu soo rarey oo Goor dhaw Muqdisho ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa lagu soo buuxiyay ayaa goor dhaw lagu qaaday hoteel ku yaalla wadada ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho ee Maka Al-Mukarama.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hotelka la weeraro oo lagu magacaabo Dayax Hotel ayaa ah mid amnigiisa siweyn loo ilaaliyo, waxaana lagu waramayaa in ilinka hore ee laga gallo lagu dhuftay gaari walaxa qarxa laga soo buuxiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa sidoo kale la maqlayaa rasaas xoogan oo\u00a0 dhaceysa lamana oga in ay tahay rasaaas ay ridayaan ciidamada amniga iyo ay jiraan dabley weerar ku qaaday hotelka, kadib qaraxa.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee sidan oo kale lagu weeraro gawaar walxaha qarxa laga soo buuxiyey,dib ayaanaan idinkugu soo gudbin doonaa wixii warar ah ee kasoo baxa hey&#8217;adaha Amnigu goorta ay ka hadlaan inasha allaah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/hormuud-logo-18\/\" rel=\"attachment wp-att-33582\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/salaam-bank-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33583\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/becco-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33584\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/tabaarak-33\/\" rel=\"attachment wp-att-33585\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa lagu soo buuxiyay ayaa goor dhaw lagu qaaday hoteel ku yaalla wadada ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho ee Maka Al-Mukarama. Hotelka la weeraro oo lagu magacaabo Dayax Hotel ayaa ah mid amnigiisa siweyn loo ilaaliyo, waxaana lagu waramayaa in ilinka hore ee laga gallo lagu dhuftay gaari walaxa qarxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33636,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33634","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33634"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33635,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33634\/revisions\/33635"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33636"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}