{"id":33628,"date":"2017-01-25T20:46:37","date_gmt":"2017-01-25T17:46:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33628"},"modified":"2017-01-25T20:48:29","modified_gmt":"2017-01-25T17:48:29","slug":"madaxweyne-erdogan-iyotheresa-may-oo-ku-kulmi-doona-dalka-turkiga-maalmaha-dhaw","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/madaxweyne-erdogan-iyotheresa-may-oo-ku-kulmi-doona-dalka-turkiga-maalmaha-dhaw\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Erdogan iyoTheresa May oo ku kulmi doona Dalka Turkiga maalmaha dhaw."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Ra&#8217;iisul wasaaraha dalka Britain, Theresa May ayaa Sabtida booqan doonta dalka Turkiga, waxaana la filayaa in ay halkaa kulan kula yeellato madaxweynaha dalka Turkiga .<\/p>\n<p align=\"justify\">War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra\u2019iisal wasaare May ayaa lagu sheegay in ay halkaa wada hadal kula yeelan doonto madaxweyne Recep Tayyip Erdogan,<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada masuul ayaa la filayaa inay ha wadahadlaan ganacsiga, difaaca iyo amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mrs May ayaa loo maleynayaa inay Ankara u duuli doonto ka dib safarkeeda Mareykanka, halkaas oo ay ku arki doonto madaxweyne Trump, maalinta Jimcaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxay noqoneysaa markii ugu horeysay ee Theresa May ay booqato Turkiga tan iyo markii ay ra&#8217;iisl wasaaraha noqotay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxay noqon doontaa markii ugu horeysay tan iyo markii uu fashilmay afgembigii dhicisoobay ee 2016-kii ka dhacay Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeen u hadlay xafiiska Mrs May ayaa la weydiiyay inay u eexdeen madaxweyne Erdogan iyo Ra&#8217;iisul wasaare Binali Yildirim, wuxuu ku jawaabay: &#8220;Waan cadeynay taageerada aan u hayno dimuquraadiyadda iyo hay&#8217;adaha Turkiga tan iyo afgembigii fashilmay xagaagii hore.&#8221;<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Ra&#8217;iisul wasaaraha waxay fursadan uga faa&#8217;ideysaneysaa inay ku celiso taageerada aan arrintaas u hayno, waana cadeyneynaa in jawaabta turkiga uu arrintaas ka bixiyay inay u qalanto, dabcan waan sii wadeynaa inaan arrintaas ka hadlno.&#8221;<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Booqashadan xaqiiqdii waxay muujineysaa in Turkiga uu yahay saaxiib aanan laga maarmin, iyo inuu UK xulafo dhow kala yahay arrimo muhiim ah sida ganacsiga, amniga iyo difaaca&#8221;, ayuu yiri afhayeenka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/hormuud-logo-18\/\" rel=\"attachment wp-att-33582\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/salaam-bank-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33583\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/becco-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33584\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/tabaarak-33\/\" rel=\"attachment wp-att-33585\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha dalka Britain, Theresa May ayaa Sabtida booqan doonta dalka Turkiga, waxaana la filayaa in ay halkaa kulan kula yeellato madaxweynaha dalka Turkiga . War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra\u2019iisal wasaare May ayaa lagu sheegay in ay halkaa wada hadal kula yeelan doonto madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, Labada masuul ayaa la filayaa inay ha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33628","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33628"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33629,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33628\/revisions\/33629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}