{"id":33625,"date":"2017-01-25T20:34:58","date_gmt":"2017-01-25T17:34:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33625"},"modified":"2017-01-25T20:37:16","modified_gmt":"2017-01-25T17:37:16","slug":"golaha-xukuumada-soomaaliya-oo-shir-ka-yeeshey-abaarta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/golaha-xukuumada-soomaaliya-oo-shir-ka-yeeshey-abaarta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Golaha Xukuumada Soomaaliya oo shir ka yeeshey Abaarta Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya Max\u2019ed Cumar Carte oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maanta oo Arbaco ah kulan deg deg ah ka yeelana doonaan gollaha wasiirada Soomaaliya xaalada abaarta ka jirta dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019\u2019 Shir deg deg ah oo looga hadlayo abaarta ka jirta dalka ayaan dooneynaa in aan maalinta Arbacada ah [Maanta] ka yeelanayo xaalada abaarta ka jirta dalka, si loogu gaaro go\u2019aamo deg deg ah oo la doonayo in looga fuliyo sida ugu dhaqsiyaha badan leh dalka, lalana gaaro dadka wixii la heli karayo, \u2018\u2019 ayuu yiri Carte.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka, ayaa sheegay in QM iyo hay\u2019adda deeqdaha bixiyay midkiiba lacag dhan 16 milyan oo doolar ku deeqeen sidii wax looga qaban lahaa abaarta jirta, isaga oo sheegay in sababta kulanka loo qabanayo tahay sidii deeqaha iyo kaalmada caalamiga ah dhaqse loola gaari lahaa dadka dhibaateysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Sidoo kale dowladaha carbeed ayaa iyagana bilaabay in ay kaalmo \u00a0ku deeqaan abaarta ka jirta Soomaaliya, Markabkii ugu horeeyay ee ka imanaya dalka Saudi Arabia ayaan fileynaa in uu yimaado Berbera, kuwa kalana waa la sugayaa&#8221; ayuu yir ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo dowlada federaalka Soomaaliya oo marar badan oo hore sidan uga hadashay xaalada abaarta ka jirta dalka, hadana dhinaca kale waxaa muuqata in uu jiro dib u dhac oo la xiriira sidii dadka loo gargaari lahaa madaama xili hore inta badan marteen wixii xoolaha ahaa oo ay dadka heysteen, meelaha qaarna la soo sheegayo in dad ay gaajo iyo haraad u dhinteen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/hormuud-logo-18\/\" rel=\"attachment wp-att-33582\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/salaam-bank-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33583\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/becco-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33584\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/tabaarak-33\/\" rel=\"attachment wp-att-33585\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya Max\u2019ed Cumar Carte oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maanta oo Arbaco ah kulan deg deg ah ka yeelana doonaan gollaha wasiirada Soomaaliya xaalada abaarta ka jirta dalka. \u2018\u2019\u2019 Shir deg deg ah oo looga hadlayo abaarta ka jirta dalka ayaan dooneynaa in aan maalinta Arbacada ah [Maanta] ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33627,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33625","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33626,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33625\/revisions\/33626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}