{"id":33618,"date":"2017-01-25T02:09:40","date_gmt":"2017-01-24T23:09:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33618"},"modified":"2017-01-25T02:18:52","modified_gmt":"2017-01-24T23:18:52","slug":"shillinka-somaliland-qiima-dhac-ku-yimid-oo-xukuumaddu-goaan-ka-gaartey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/shillinka-somaliland-qiima-dhac-ku-yimid-oo-xukuumaddu-goaan-ka-gaartey\/","title":{"rendered":"SHillinka Somaliland Qiima dhac ku yimid oo xukuumaddu go&#8217;aan ka gaartey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dadweynaha magaaladda Hargeysa, ayaa si weyn uga diidhiyey sicir bararka ka jirta lacagta iyo maceeshadda oo la korodhay, taas oo danyartii saameyn weyn ku yeelatay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ganacsatadda yaryar ee suuqa gobonimo ee magaaladda Hargeysa ayaa mudaharaad ku muujiyey qiimo jabka ku yimid shilling Somaliland,isla markaana xukuumadda baaq u diray inay sicir bararkan wax ka qabato.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, madaxweyne Siilaanyo oo shir degdeg ah la yeeshay golaha wasiiradda ayaa go\u2019aammo ka soo saaray qiimo jabka ku yimid Shiling Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa warbaahinta u akhriyey go\u2019aanka golaha wasiiraddu ka soo saareen qiimo jabka ku yimid shilingka Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMadaxweynaha wuxuu iskugu yeeray golaha wasiiradda, waxaana lagaga doodayey sidii go\u2019aan looga soo saari lahaaa qiimo jabka ku yimid Shiling Somaliland, taas oo abuuraysa sicir bararka, waxaana sabab u ah Lacagtii dibadaha oo yaraaday, xoolihii oo shiidaal inoo ahayd oo istaagay, xaaladda abaarta ba\u2019an oo qayb weyn ka ah arrimahan, waxa saamayn ku leh qaad ka doolarka urur sanaya habeenkii Itoobiya loo diro, qaad-wadayaasha waxay doonayaan malaayiin doolar, muwaadinintii oo ka door bidaya dollar lacagtooddii\u201dayuu yidhi Maxamuud Xaashi oo ka hadlaya shirka degdeg ah ee golaha wasiiraddu iskugu yimaadeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka oo ka hadllaya go\u2019aanka ka soo baxay madaxtooyadda waxa uu yidhi \u201cWax naga go\u2019an in lacagteenu shaqayso oo qiimo yeelato,Maanta laga bilaabo wuxuu goluhu go\u2019aan ku gaadhay in la joojiyo Zaadka iyo E-dahabka wixii boqol doolar ka yar in aan mobileka la iskugu diri Karin, boqol doolar wixii ka weyn waa la isticmaalayaa, anagoo ilaalinayna shirkadaha gaaarka ah oo tixgalinaynaa, iyagana waxaa ku waajib ah in dadka jiritaankiisa la ilaaliyo, Bankiga Somaliland ayaa soo saari doonta inta nidaamka laga saarayo, dabagalkana isaga masuul ka noqon kara. Waa dambi qaran in lacagta Somaliland wax lagu iibsan waayo, muwaadiniinta oo dhan waxa waajib ku ah in lacagteena la aamino, xukuumaddu qaadatay go\u2019aamo lagu meel marinayo\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaanu intaas ku daray \u201cSariflayaasha waxa lagu amrayaa in halka dollar toddoba kun wax ka badan lagu sarifi Karin, in dawlada lafteedda isticmaasho lacagta Somaliland marka laga reebo safaaradda madaxda iyo safaaradaha dibadda, waxa ka mid ah in aanu xoojino kalsoonidda Baanka in wax la dhigto\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, markii uu go\u2019aanku soo baxay markiiba wax wax iska bedelay sarifkii lacagta oo halkii markii hore ka marayey halka dollar sideed kun iyo afar boqol SHsl, halka galinkii dambe isku bedelay halka dollar toddoba kun SHSL.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/hormuud-logo-18\/\" rel=\"attachment wp-att-33582\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/salaam-bank-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33583\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/becco-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33584\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/tabaarak-33\/\" rel=\"attachment wp-att-33585\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadweynaha magaaladda Hargeysa, ayaa si weyn uga diidhiyey sicir bararka ka jirta lacagta iyo maceeshadda oo la korodhay, taas oo danyartii saameyn weyn ku yeelatay. Ganacsatadda yaryar ee suuqa gobonimo ee magaaladda Hargeysa ayaa mudaharaad ku muujiyey qiimo jabka ku yimid shilling Somaliland,isla markaana xukuumadda baaq u diray inay sicir bararkan wax ka qabato. Dhinaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33620,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33618","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33618"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33619,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33618\/revisions\/33619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}