{"id":33615,"date":"2017-01-25T01:59:21","date_gmt":"2017-01-24T22:59:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33615"},"modified":"2017-01-25T02:02:03","modified_gmt":"2017-01-24T23:02:03","slug":"hayadaha-samafalka-ee-maxaliga-ah-shir-ku-saabasan-istaraajiyadda-shaqo-oo-nairobi-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/hayadaha-samafalka-ee-maxaliga-ah-shir-ku-saabasan-istaraajiyadda-shaqo-oo-nairobi-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adaha Samafalka ee Maxaliga ah Shir ku saabasan Istaraajiyadda shaqo oo Nairobi ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p>Shir ku saabsan istaraatiijiyada shaqo ee hayadaha samafalka ee maxaliga ah ee ka hawlgala Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Nairobi.<\/p>\n<p>Shirka ayaa ahaa labo qeybood; qeyb subixii ah iyo qeyb galabkii ah. Saaka ayaa waxaa dhacday qeybtii hore oo hayadaha maxaliga ah lagu marti qaaday.<\/p>\n<p>Qeybta galabkii ah oo socota haatan oo aanu warbixintaan qoreyno ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya hayadaha caalamiga ah\u00a0 ee ayagu ka hawlgala Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkaa ayaa waxaa soo qabanqaabisay dallada hayadaha samofalka ee ka shaqeeya gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa ka soo qeyb galay ugu yaraan dhowr iyo labaatan hayadood waxaana lagu gorfeynayaa istaraatiijiyada cusub ee hayadaha samafalka ee Soomaaliya ka shaqeeya ay ku shaqeynayaan min 2017 ilaa 2019.<\/p>\n<p>Qorshahaan ayaa waxaa sidoo kale lagu hagayaa dallada hayadaha Soomaaliya ka hawlgala.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa kusoo beegmay xilli dawlada Soomaaliya dhawaan loo dajiyay qorshaha horumarinta qaranka [National Development Plan-NDP] oo baddalay New Deal.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale shirkaan uu kusoo beegmay xilli saaxada siyaasada iyo arimaha gargaarku isbaddalayaan gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale uu kusoo aaday xilli dadka Soomaaliya ee ku dhaqan Soomaaliya ay u baahan yihiin in badan oo ka tirsan cawimaad aad ah oo baniaadminimo maadaama abaar ba&#8217;ani dalka ka jirto.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/hormuud-logo-18\/\" rel=\"attachment wp-att-33582\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/salaam-bank-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33583\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/becco-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33584\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/tabaarak-33\/\" rel=\"attachment wp-att-33585\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ku saabsan istaraatiijiyada shaqo ee hayadaha samafalka ee maxaliga ah ee ka hawlgala Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Nairobi. Shirka ayaa ahaa labo qeybood; qeyb subixii ah iyo qeyb galabkii ah. Saaka ayaa waxaa dhacday qeybtii hore oo hayadaha maxaliga ah lagu marti qaaday. Qeybta galabkii ah oo socota haatan oo aanu warbixintaan qoreyno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33615","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33615"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33616,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33615\/revisions\/33616"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}