{"id":33612,"date":"2017-01-25T01:12:23","date_gmt":"2017-01-24T22:12:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33612"},"modified":"2017-01-25T01:49:56","modified_gmt":"2017-01-24T22:49:56","slug":"madaxweynaha-cusub-ee-dalka-gambia-adama-barraw-oo-gabar-u-magacaabey-ku-xigeenkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/madaxweynaha-cusub-ee-dalka-gambia-adama-barraw-oo-gabar-u-magacaabey-ku-xigeenkiisa\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Cusub ee dalka Gambia Adama Barraw oo Gabar u magacaabey ku xigeenkiisa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia Adama Barrow ayaa u magacaabay madaxweyne ku xigiinkiisa haweeneey door weyn ka ciyaartay in kooxaha mucaaradka ay u midoobaan sidii ay awoodda uga qaadi lahaayeen madaxweynihi hore Yahya Jammeh.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magacaabista Fatoumata Tambajang ayaa imanaysa iyadoo gudaha dalka ay ka soconayaan diyaargaroow lagu soo dhaweynayo madaxweyne Barrow oo wali ku sugan dalka Senegal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Yahye Jammeh ayaa ka tagay dalka Gambia sabtidi kadib marki qaar ka mid ah madaxda Galbeedka Africa ay ku qanciyeen inuu xakunka wareejiyo, kadib marki uu diiday inuu aqbalo natiijada doorashadi dalkaasi ka dhacday dhamaadki sanadkii hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wareysi uu siiyey VOA-da ayuu Adama Barrow ku sheegay inuu sameyn doono guddi dib-uheshiisiineed oo baari doona gabood-fallada dalka ka dhacay 22-ki sano ee uu talada hayey madaxweyne Jaameh.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cLabaatan sano waa waqti aad u fog\u201d ayuu yiri Barrow. \u201cDadku waxay u baahan yihiin inay runta ogaadaan\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">La-taliyaha Barrow ayaa isniintii sheegay in Jammeh uu xaday 11 milyan oo dollar oo hantida dowladda ah ka hor inta uusan dalka ka tagey.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/hormuud-logo-18\/\" rel=\"attachment wp-att-33582\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/salaam-bank-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33583\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/becco-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33584\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/tabaarak-33\/\" rel=\"attachment wp-att-33585\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia Adama Barrow ayaa u magacaabay madaxweyne ku xigiinkiisa haweeneey door weyn ka ciyaartay in kooxaha mucaaradka ay u midoobaan sidii ay awoodda uga qaadi lahaayeen madaxweynihi hore Yahya Jammeh. Magacaabista Fatoumata Tambajang ayaa imanaysa iyadoo gudaha dalka ay ka soconayaan diyaargaroow lagu soo dhaweynayo madaxweyne Barrow oo wali ku sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33614,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33612"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33613,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33612\/revisions\/33613"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33614"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}