{"id":3361,"date":"2011-09-30T11:42:36","date_gmt":"2011-09-30T11:42:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3361"},"modified":"2011-09-30T11:42:36","modified_gmt":"2011-09-30T11:42:36","slug":"saraakiil-ithopian-ah-oo-jaray-qadka-isgaarsiinta-qaybo-ka-mid-ah-gobolada-galgaduud-iyo-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/saraakiil-ithopian-ah-oo-jaray-qadka-isgaarsiinta-qaybo-ka-mid-ah-gobolada-galgaduud-iyo-hiiraan\/","title":{"rendered":"Saraakiil Ithopian Ah Oo Jaray Qadka Isgaarsiinta Qaybo Ka mid Ah Gobolada Galgaduud Iyo Hiiraan."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><font style=\"font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><span style=\"font-family: Arial;\">Saraakiil katirsan ciidamada itoobiya oo ay wehlinayaan qaar kamida ciidamada dowlada TFG-da ayaa shalay galinkii dembe soogaaray deegaanka <strong>jilacle<\/strong> ee nawaaxiga isgoska kala ber ee waqooyiga gobolka Hiiraan<\/span><\/span><span style=\"font-family: Arial;\">Wararka Laga Helayo Gobolkaasi Hiiraan Ayaan Intaasi ku waxa ay ku darayaan in imaashaha kagadaal ciidamadaas ay u ruuqaan sadeen dhanka iyo goobaha xarumada u ah sharikadaha isgaarsiinta ee <strong>Hormuud iyo Nationlink <\/strong>ee Gobolka Hiiraan Ka Howlgala.<\/p>\n<p>Sidoo kale ciidamadi itoobiya iyo kuwa dowlada ee halkaasi gaaray ayaa ku amreen shirikadaha in ay bixiyaan lacago baad ah oo aad ufara badan islamarkaana ay ka biyo diideen shirkadahaasii.<br \/>\nIntaasi ka dib ayaa ciidamada guud ahaanba waxa ay xoog uga rarteen qalabki yaalay shirkadahasi oo is ku xirayay qeybo kamida gobolada Hiiraan iyo galgaduud Islamarkaana iminkaba hawada ay ka maqanyihiin labadaasi shirkadood.<br \/>\nWaxaa kalo intaasi u raacsan shacabka ku dhaqan Gobolkaasi hiiraan dhaca ay u geysteen ciidamada itoobiya iyo kuwa dowlada shrikadaha isgaarsiinta ee <strong>hormuud iyo nationlink <\/strong>dhibaatooyin iskugujira jirdil iyo qafaalasho qaarkamida dadka deegaanka iyaga oo na ku eedeeyay dadkaas in ay xiriir la leeyihiin xarakada mujaahidiinta Alshabaab ee maamula inta badan Gobolka Hiiraan.<br \/>\nMa aha markii ugu horeeysay oo ciidamo katirsan kuwa Ithopia iyo kuwa Dowladaba TFG-da ay soo gaaraan deegaanadaas kadib markaasina dadka ku dhaqan goobahaasi ay dhibaatooyin dhanwalibaleh kala kulmaan iyadoona aysan jirin wax masuul ah oo ka hadlay Dhibitaada Shacabka ay ugu geesanayaan ciidamada Ithopia Ee Ku sugan gobolka hiiraan.<\/p>\n<p><\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><span style=\"font-family: Arial;\"><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 (Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com \u00a0 Saraakiil katirsan ciidamada itoobiya oo ay wehlinayaan qaar kamida ciidamada dowlada TFG-da ayaa shalay galinkii dembe soogaaray deegaanka jilacle ee nawaaxiga isgoska kala ber ee waqooyiga gobolka HiiraanWararka Laga Helayo Gobolkaasi Hiiraan Ayaan Intaasi ku waxa ay ku darayaan in imaashaha kagadaal ciidamadaas ay u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3361","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3361"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3367,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3361\/revisions\/3367"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}