{"id":33609,"date":"2017-01-25T00:48:50","date_gmt":"2017-01-24T21:48:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33609"},"modified":"2017-01-25T00:58:19","modified_gmt":"2017-01-24T21:58:19","slug":"kulanka-golaha-shacabka-iyo-aqalka-sare-oo-laga-soo-saarey-qodobbo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/kulanka-golaha-shacabka-iyo-aqalka-sare-oo-laga-soo-saarey-qodobbo\/","title":{"rendered":"Kulanka Golaha SHacabka iyo Aqalka sare oo laga soo saarey Qodobbo."},"content":{"rendered":"<p>Kadib kulan wada jir ah oo ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaannada\u00a0 gollaha shacabka iyo aqalka sare oo looga arinsanayay doorashada madaxweynaha ayaa leysku afgartay lix qodob oo hor dhac u ah doorashada madaxweynaha.<\/p>\n<p>Labada aqal ayaa isku afgartay in tirada gudiga doorashada laga dhigo 16 xubnood oo 10 ka mid ah ka imanayaan gollaha shacabka halka 6 xubnood ee kale laga soo xulayo aqalka sare.<\/p>\n<p>In gudiga doorashada heer federal \u00a0goob jog oo kaliya ka noqon karaan doorashada madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>In ciidamada amniga ee sugaya goobta doorashada madaxweynaha ay si toos ah uga amar qaadan doonaan guddoonka gollaha shacabka.<\/p>\n<p>In lacagaha laga qaado ama ka soo xaroota musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya lagu bxiyo wax ka qabashada xaalada abaarta ka jirta qeybo ka mid ah dalka<\/p>\n<p>In Musharixiinta u taaga xilka madaxweynaha la weydiiyo su\u2019aalo u dhigan hab dood wadaag ah oo wax laga weydiinayo wax qabadkiisa.<\/p>\n<p>In la sameeyo gudi madaxbanaan oo ka hortaga arimaha la xiriira musuqmaasuqa.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, goor dhaw ayaa lagu wadaa in la shaaciyo magacyada gudiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha oo ka koobnaan doona xubno laga soo kala xulay labada aqal ee gobollaha shacabka iyo aqalka sare<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/hormuud-logo-18\/\" rel=\"attachment wp-att-33582\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/salaam-bank-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33583\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/becco-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33584\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/tabaarak-33\/\" rel=\"attachment wp-att-33585\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib kulan wada jir ah oo ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaannada\u00a0 gollaha shacabka iyo aqalka sare oo looga arinsanayay doorashada madaxweynaha ayaa leysku afgartay lix qodob oo hor dhac u ah doorashada madaxweynaha. Labada aqal ayaa isku afgartay in tirada gudiga doorashada laga dhigo 16 xubnood oo 10 ka mid ah ka imanayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33611,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33609","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33609"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33610,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33609\/revisions\/33610"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33611"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}