{"id":33592,"date":"2017-01-24T21:28:16","date_gmt":"2017-01-24T18:28:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33592"},"modified":"2017-01-24T21:31:31","modified_gmt":"2017-01-24T18:31:31","slug":"ciidamada-ugandha-ee-soomaaliya-ku-sugan-oo-mushaar-laaani-soo-food-saartey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/ciidamada-ugandha-ee-soomaaliya-ku-sugan-oo-mushaar-laaani-soo-food-saartey\/","title":{"rendered":"Ciidamada Ugandha ee Soomaaliya ku sugan oo mushaar la&#8217;aani soo food saartey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wasaarada difaaca dalka Uganda ayaa sheegtay in ciidamadooda ka sugan Soomaaliya mishaar la\u2019aan ahaayeen afartii bilood ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka ka soo yeeray wasaarada difaaca Uganda aya imanaya xili maalmihii ugu danbeeyay qaar ka mid ah wadamada ay ciidamada ka joogaa Soomaaliya ay ka cabanayeen mishaar la\u2019aan, taasoo keentay in mar dowlada Burundi ku dhawaaqdo in ay ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladaha ugu badan ee cabashadan muujinaya ayaa waxaa ka mid ah Burundi iyo Kenya, kuwaa sheegay in ciidamadooda ay Soomaaliya kala baxayaan hadii aan wax laga qaban arinta ku saabsan mishaar la\u2019aanta heysta ciidamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ku-simaha xog-hayaha gaashaandhiga Uganda Edith Buturo ayaaa guddiga baarlamaanka Uganda u qaabilsan arrimaha Gaashaandhigga u sheegay in ciidamada Uganda ee ka qeybta ka ah howlgalka AMISOM aysan wax mishaar ah qaadan mudo ku siman afar bilood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, Soomaaliya waxaa ka howlgala ciidamo ka socda qaar ka mid ah wadamada qaarada Africa kuwa dowladda ka gacan siinaya dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo sugida amniga guud ahaan dalka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/hormuud-logo-18\/\" rel=\"attachment wp-att-33582\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33582\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/salaam-bank-41\/\" rel=\"attachment wp-att-33583\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33583\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/becco-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33584\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33584\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/horjoogaha-sarifleyda-hargeysa-oo-ka-warbixiyey-hoos-u-dhaca-shillinka-sland\/tabaarak-33\/\" rel=\"attachment wp-att-33585\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33585\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaarada difaaca dalka Uganda ayaa sheegtay in ciidamadooda ka sugan Soomaaliya mishaar la\u2019aan ahaayeen afartii bilood ee la soo dhaafay. Hadalka ka soo yeeray wasaarada difaaca Uganda aya imanaya xili maalmihii ugu danbeeyay qaar ka mid ah wadamada ay ciidamada ka joogaa Soomaaliya ay ka cabanayeen mishaar la\u2019aan, taasoo keentay in mar dowlada Burundi ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33594,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33593,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33592\/revisions\/33593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33594"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}