{"id":33568,"date":"2017-01-24T01:20:36","date_gmt":"2017-01-23T22:20:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33568"},"modified":"2017-01-24T01:27:08","modified_gmt":"2017-01-23T22:27:08","slug":"hayadda-msf-oo-soomaaliya-hawlaheeda-samafal-dib-uga-billawdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/hayadda-msf-oo-soomaaliya-hawlaheeda-samafal-dib-uga-billawdey\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda MSF oo Soomaaliya Hawlaheeda Samafal dib uga billawdey."},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda dhaqaatiirta aan Xuduuda lahayn ee MSF ayaa heshiis ay dib ugu bilaabayso Mar kale adeegyadeedii Caafimaadka la saxiixatay maanta wasaarada caafimaadka dowlad goblleedka Puntland.<\/p>\n<p>Heshiiskan ay kala saxiixdeen hay\u2019adda iyo wasaarada caafimaadka Puntland ayaa dhigaya in MSF bixinta adeegyadeeda caafimaad ka bilowdo isbitaalka guud ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr C\/naasir Cismaan Cuuke ayaa sheegay in dadaal dheer ay ku bixiyeen sidii ay adeegyadii caafimaadka ee MSF dib logu soo celin lahaa mar kale dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale,Wasiir Cuuke ayaa tilmaamay in isbitaalka guud ee gobalka Mudug ay ka shaqo bilaabayso MSF, waxaana uu ka codsaday bulshada Soomaaliyeed in ay ka faa\u2019iideystaan adeegyada caafimaad ee bixinayso MSF oo dib Soomaaliya mar kale ugu howlgalaysa .<\/p>\n<p>Dhinaca kale,Madax Hay&#8217;adda MSF ee Soomaaliya Guatam chetterjee ayaa, sheegay in hishiiskan uu soo maray marxlado marxalado kala duwan ayna ku faraxsanyihiin in ay mar kale ka howlgalaan soomaaliya, kana bixiyaan Adeegyo caafimaad oo tayadooda la hubiyay.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, hay\u2019adda dhaqaatiirta aan Xuduuda lahayn ee MSF ayaa guud ahaan Soomaaliya ka baxday 15 August Sanadkii 2013-kii markaa warsaxaafadeed ay soo saartay ay ku sheegtay in ay sii kordhayaan weerarada lagu qaadayo Shaqaalaheeda kadib 22 sano oo Soomaaliya ay si tuburucaad ah uga shaqaynsay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda dhaqaatiirta aan Xuduuda lahayn ee MSF ayaa heshiis ay dib ugu bilaabayso Mar kale adeegyadeedii Caafimaadka la saxiixatay maanta wasaarada caafimaadka dowlad goblleedka Puntland. Heshiiskan ay kala saxiixdeen hay\u2019adda iyo wasaarada caafimaadka Puntland ayaa dhigaya in MSF bixinta adeegyadeeda caafimaad ka bilowdo isbitaalka guud ee gobolka Mudug. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr C\/naasir Cismaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33571,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33568","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33568","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33568"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33572,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33568\/revisions\/33572"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33571"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}