{"id":33564,"date":"2017-01-23T23:08:03","date_gmt":"2017-01-23T20:08:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33564"},"modified":"2017-01-23T23:11:32","modified_gmt":"2017-01-23T20:11:32","slug":"askerigii-ay-dhawaan-toogteen-al-shabaab-oo-dawladda-ugandha-ka-hadashey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/askerigii-ay-dhawaan-toogteen-al-shabaab-oo-dawladda-ugandha-ka-hadashey\/","title":{"rendered":"Askerigii ay dhawaan toogteen Al-shabaab oo Dawladda Ugandha ka hadashey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dhawaan ayeey Al-shabaab soo bandhigeen muuqaalka asarki ka tirsanaa ciidamada Uganda oo mudo dheer u afduubnaa oo toogasho lagu dilayo kadib markii ay ku qafaasheen weerar ay ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen gobolka Sh\/hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeenka Ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa u sheegay wareyska Daily Monitor in ay askariga aqoonsadeen oo lagu magacaabo Masassa islamarkaana ay ku waayeen dagaalkii ka dhacay deegaanka Janaale ee gobolka Sh\/hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Askarigan sanad ka hor ayaan ku weynay iska horimaadka ka dhacay deegaanka Janaale gobolka Sh\/hoose, dowlad Uganda jawaab adag ayeey ka bixin doontaa dilkiisa&#8221;ayuu Paddy Ankunda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeenka ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa sheegay in ay qaadi doonaan talaabo loogu aargudayo askarigooda,waxaana uu xusay in Al-shabaab ay tusi doonaan awooda ciidamadooda Uganda ay leeyihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, Al-shabaab ayaa la sheegaa in ay gacanta ku hayaan ciidamo kale oo ka tirsan howlgalka AMISOM, kuwaa oo ay ku qabteen qeybo ka mid ah koofurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhawaan ayeey Al-shabaab soo bandhigeen muuqaalka asarki ka tirsanaa ciidamada Uganda oo mudo dheer u afduubnaa oo toogasho lagu dilayo kadib markii ay ku qafaasheen weerar ay ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen gobolka Sh\/hoose. Afhayeenka Ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa u sheegay wareyska Daily Monitor in ay askariga aqoonsadeen oo lagu magacaabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33567,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33564","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33564"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33565,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33564\/revisions\/33565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33567"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}