{"id":33561,"date":"2017-01-23T22:05:34","date_gmt":"2017-01-23T19:05:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33561"},"modified":"2017-01-23T22:08:12","modified_gmt":"2017-01-23T19:08:12","slug":"banki-ku-yaal-mandheera-kenya-oo-la-weerarey-hal-askerina-lagu-diley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/banki-ku-yaal-mandheera-kenya-oo-la-weerarey-hal-askerina-lagu-diley\/","title":{"rendered":"Banki ku yaal Mandheera Kenya oo la weerarey hal askerina lagu diley."},"content":{"rendered":"<p>Askari ka tirsanaa ilaalada Banki ku yaala magaalada Mandheera ayaa la dilay kadib markii weerar lagu qaaday xalay bankiga.<\/p>\n<p>Waxaa loo maleynayaa in kooxo ka tirsan Al-shabaab weerar ku qaadeen xarunta, waxaana la sheegay in markii hore kooxaha weerarka geystay isticmaaleen Bam ay ku tuureen xarunta Bankiga.<\/p>\n<p>Bankiga ayaa lagu magacabaa Equity Bank laantiisa Mandheera, waxana dableyda sidoo kale la sheegay in ay weerareen labo maqaaxi oo ku yaala degmada.<\/p>\n<p>Goobta uu weerarka ka dhacay gaar ahaan xarunta Bankiga ayaa waxaa markiiba gaaray ciidamo dowlada Kenya oo halkaa ka bilaabay baaritaano.<\/p>\n<p>Kooxaha weerarka ku qaaday xarunta ayaa bur bur u geystay qeybo ka mid ah dhismaha, gaar ahaan albabada iyo daaqadaha Bankiga.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Kenya ayaa isku gadaamay hotel halkaa ka ag dhow oo lagu magacaabo Jabane Hotel iyo maqaaxi yar oo raashinka laga cuno taasoo ka soo horjeeda guriga ku-xigeenka guddoomiyaha Mandheera.<\/p>\n<p>Weerarkan ayaa waxaa uu imaanayaa ayadoo wali bandow uu saaran yahay magaalada Mandheera kaasoo ka bilaabaya galab dhaca kuna eg waabariga hore.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Askari ka tirsanaa ilaalada Banki ku yaala magaalada Mandheera ayaa la dilay kadib markii weerar lagu qaaday xalay bankiga. Waxaa loo maleynayaa in kooxo ka tirsan Al-shabaab weerar ku qaadeen xarunta, waxaana la sheegay in markii hore kooxaha weerarka geystay isticmaaleen Bam ay ku tuureen xarunta Bankiga. Bankiga ayaa lagu magacabaa Equity Bank laantiisa Mandheera, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33561","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33561"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33562,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33561\/revisions\/33562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}