{"id":33555,"date":"2017-01-23T19:31:36","date_gmt":"2017-01-23T16:31:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33555"},"modified":"2017-01-23T19:38:59","modified_gmt":"2017-01-23T16:38:59","slug":"dalka-masar-oo-illaa-12-qof-soomaali-ah-lagu-xir-xireywaa-maxey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/dalka-masar-oo-illaa-12-qof-soomaali-ah-lagu-xir-xireywaa-maxey-sababtu\/","title":{"rendered":"Dalka Masar oo illaa 12 qof Soomaali ah lagu Xir xirey\/waa Maxey sababtu?."},"content":{"rendered":"<p>Inta la ogyahay ilaa 12 qof oo Soomaali ah ayaa waxaa xabsiga dhigay booliiska dalka Masar kadib hawlgal boolisku sameeyay.<\/p>\n<p>Dadka la xir xiray ayaa lagu waramyaa in ay qaxooti ku ahayeen dalka Masar, madaama waayadii ugu danbeeyay halkaa ay ku sii qul qulayeen dad Africaan u badan oo uga sii talabanaya dalalka Yurub.<\/p>\n<p>Ciidamada booliiska dalka Masar oo howlgalka ka sameeyay xaafaddaha ay Soomaalida ku badan yihiin ayaa xabsiga dhigay Soomaali la tuhusan yahay in ay ahaayeen tahriibayaal.<\/p>\n<p>Xaafadaa ayaa waxaa lagu magacaabaa Caashir waxaana dadkaa oo dhallinyaro u badan laga soo qabtay gaar ahaan maqaayad Soomaali ay xaafadaa ku leedahay.<\/p>\n<p>Waxaa dadkaa sida la sheegay iminka lagu hayaa xabsi ku yaala degmada Nasir City ee caasimada Qaahira.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la ogyahay ilaa 12 qof oo Soomaali ah ayaa waxaa xabsiga dhigay booliiska dalka Masar kadib hawlgal boolisku sameeyay. Dadka la xir xiray ayaa lagu waramyaa in ay qaxooti ku ahayeen dalka Masar, madaama waayadii ugu danbeeyay halkaa ay ku sii qul qulayeen dad Africaan u badan oo uga sii talabanaya dalalka Yurub. Ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33557,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33555","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33556,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33555\/revisions\/33556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}