{"id":33552,"date":"2017-01-23T19:18:42","date_gmt":"2017-01-23T16:18:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33552"},"modified":"2017-01-23T19:21:22","modified_gmt":"2017-01-23T16:21:22","slug":"caafimaadka-dhimirka-xarun-ka-talo-bixisa-oo-laga-furey-ohio-dalka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caafimaadka-dhimirka-xarun-ka-talo-bixisa-oo-laga-furey-ohio-dalka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Caafimaadka DHimirka Xarun ka talo Bixisa oo laga furey OHIO dalka Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p>Xarun bixisa la-talin caafimaadka dhimirka ku saabsan oo Soomaali maamusho ayaa laga furay Ohio Mareykanka.<\/p>\n<p>Dhaqaatiir Soomaali ah ayaa ka hawlgali doona xaruntan waxaana lagu caawin doonaa Soomaali badan oo dagaaladii sokeeye iyo saameyntii ka dhalatay ay wax u dhimeen caafimaadkooda maskaxda.<\/p>\n<p>Siddoo kale xarunta ayaa bixin doonta la talin la xiriirta wal walka badan ay saameynta ka dhalan karta.<\/p>\n<p>Gobolka Ohio ayaa ah gobolka 2aad ee ugu badan\u00a0 Soomaalida guud ahaan Soomaalida ku dhaqan dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Luuqada Soomaaliga ayaa ka mid ah luuqadaha xaruntan laga adeegsan doono maadaama macaamiisha ugu badan la filayo in ay noqdaan Soomaali.<\/p>\n<p>Ayaan Xasan Shire madaxa ka ah xaruntan ayaa sheegtay in ay qiimeyn ku samaynayaan caafimaadka maskaxda iyo walwalka badan ee dadka.<\/p>\n<p>Waxaa xaruntan ka shaqeyn doona dhaqaatiir badan oo ku takhasusay caafimaatka dhimirka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarun bixisa la-talin caafimaadka dhimirka ku saabsan oo Soomaali maamusho ayaa laga furay Ohio Mareykanka. Dhaqaatiir Soomaali ah ayaa ka hawlgali doona xaruntan waxaana lagu caawin doonaa Soomaali badan oo dagaaladii sokeeye iyo saameyntii ka dhalatay ay wax u dhimeen caafimaadkooda maskaxda. Siddoo kale xarunta ayaa bixin doonta la talin la xiriirta wal walka badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33554,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33552","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33552"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33553,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33552\/revisions\/33553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33554"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}